Monday, May 11, 2026
31.9 C
Mogadishu

Taliyaha ciidanka Xoogga oo ka qeybgalay sanad guurada 46-aad ee Militariga Jabuuti

Muqdisho (HalQaran.com) – Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliya Darreeye Gaas Odawaa Yuusuf Raage ayaa maanta ka qayb galay xuska sanad guuradii 46-aad ee ka soo wareegtay maalinkii la aas-aasay ciidanka xoogga dalka Jabuuti, iyadoo munaasabadaas ay ka qaybgaleen Ra’iisal Wasaaraha dalkaas Cabdulqaadir Kaamil iyo madax kale.

Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliya Sarreeye Gaas Odawaa Yuusuf Raage ayaa dhambaal hambalyo ah la wadaagay taliska ciidanka xoogga dalka Jabuuti iyo shacabka dalka aan walaalaha nahay.

Waxa uu uga mahadceliyey doorka lama ilaawaanka ah ee ay Jabuuti ka qaadatay dib u dhiska dowladnimada Soomaaliya iyo kaalinta lixaadka leh ee ay ka qaadatay la dagaallanka argagixisada.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...