Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Maxay Midowga Musharixiinta ka Yiraahdeen Go’aankii ay Soo Saareen...
Muqdisho (Halqaran.com)- Golaha midowga musharraxiinta ayaa soo dhoweeyey jadwalka dhamaystirka doorashada 2020-2022, ee uu soo saaray guddiga hirgelinta doorashooyinka dadban, waxaana qoraal kasoo baxay midowga...
Maxaa ka jira iney Dad Gaajo iyo Haraad Ugu Geeriyoodeen ...
Ceelwaaq (Halqaran.com)- Xaalad abaar oo ka jirta degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo iyo deegaanada ku hareereysan ayaa saameeyey dadka iyo duunyada kunool, iyada oo dad...
Koonfur Galbeed oo Shaacisay inay soo gabagabeysay doorashada Golaha Shacabka...
Baydhabo (Halqaran.com)- Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Dadban Heer Dowlad-Goboleed ee SEIT Koofur Galbeed ayaa maanta Magaalada Baydhabo ku qabtay Doorashada 7 kursi oo ah Xidhibaannad...
RW Rooble iyo safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Maxay Kawada hadleen?
Muqdisho (Halqaran.com)- Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la yeeshay safiirka Dowladda Mareykanka ee Soomaaliya Mudane Larry Andre oo ay ka...
Guddiga Doorashooynka SEIT ee Koofur Galbeed oo shaaciyay doorashada 7 kursi...
Baydhabo (Halqaran.com)- Guddiga hirgelinta doorashooyinka SEIT ee Koonfur galbeed ayaa shaaciyay liiska doorashada 7 kursi oo kami ah kuraasta golaha shacabka.
Kuraasta gudiiga uu shaaciyey ayaa...
Dagaal Khasaare geystay oo ka dhacay Magaalad Beleweyne (Maxaa Sababay...
Beleweyne (Halqaran.com)- Dagaal Kooban oo khasaare isugu jiro dhimasho iyo dhaawac geystay ayaa maanta waxaa uu ka dhacay magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan,...







