Baydhabo (Halqaran.com)- Guddiga hirgelinta doorashooyinka SEIT ee Koonfur galbeed ayaa shaaciyay liiska doorashada 7 kursi oo kami ah kuraasta golaha shacabka.
Kuraasta gudiiga uu shaaciyey ayaa kala ah HOP#047, HOP#164, HOP#172, HOP#179, HOP#181, HOP#197 iyo HOP#204, kuraastaan ayaa lagu wadaa in dhawaan lagu doorto magaalada Baydhabo ee Xarantu KMG ah ee Maamulka KGS.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halarannews@gmail.com





