Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
DAAWO VIDEO: “Bisadda ku nool Hargeysa ayaa ka Nasiib Wanaagsan, Qofka...
Hargeysa (Halqaran.com) - Maayarka magaalada Hargeysa Solteelko ayaa bixiyey waraysi dhinacyo badan Taabanaya, isagoona uga hadlay Waxqabadka Dawladda Hoose ay ka wado magaalada Hargeysa...
Xeer ilaaliyaha Qaranka oo maanta Garowe tababar uga furay laamaha garsoorka...
Garowe (Halqaran.com) - Xeer ilaaliyaha Qaranka Dr. Axmed Cali Daahir ayaa maanta magaalada Garowe tababar uga furay laamaha garsoorka, laamaha Booliiska, xafiiska difaaca xuquuqda...
DEG DEG: DF Somaliya oo garoonka Muqdisho ku xirtay guddoomiye saaxiib...
Muqdisho (Halqaran.com) – Warar goor-dhow ay heshay mareegta Halqaran.com, ayaa sheegaya, in garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde ee Muqdisho lagu xiray guddoomiyaha degmada Garbahaarey...
QISO CAJIIB AH: Gabadhii 25-ka sano oo Jaceyl dartiis qolka loogu...
https://youtu.be/NllxfE7eqmE
Maxaa ka soo baxay kulankii maanta Duqa Muqdisho uu la yeeshay...
Muqdisho (Halqaran.coom) - Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish), guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho ayaa maanta xafiiskiisa kulan gaar ah kula qaatay Wafdi...
UPDATE: Sidee ku suurta-gashay inay iiraan sii deyso Markabkii Britain!
Iran (Halqaran.com) - Markab watay calanka dalka Britain, kaas oo bishii July ay qabsatay dawladda Iran ayaa Sabtidii shalay ku xirtay dekedda dalka Dubai...







