Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
DF Somaliya oo maanta Ciidamo hor-leh geysay Beledweyne
Beledweyne (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa lagu soo warramayaa in Arbacada maanta ah garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif...
Taliye Odawaa oo sheegay qorshe ku aadan dagaalka ka dhanka ah...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Wasaaradda arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta Axmed Macalin Fiqi ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay taliyaha Ciidanka xoogga dalka...
Donald Trump oo dacwad ka gudbiyay telefishinka CNN
Florida (Halqaran.com) - Madaxweynihii hore ee dalka Mareykanka, Donald Trump, ayaa dacwad ka gudbiyay telefishinka caalamiga ah ee CNN.
Wuxuu ku eedeeyay CNN-ga inay wax...
DF Somaliya oo ka hadashay Dadkii xoogganaa ee Khasaaraha geystay ee...
Kismaayo (Halqaran.com) – Waxaa xalay magaalada Kismaayo ee Xarunta KMG u ah Maamulka Jubbaland ka kacay dab xooggan oo khasaare badan dhaliyay, waxaa dabkaasi...
Ciidanka Xoogga dalka oo sheegay inay la wareegeen deegaanno hor-leh
Bakool (Halqaran.com) - Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa galabta la wareegay deegaanka Quracle oo qiyaastii 10-km u jira degmada Rabdhuure ee gobolka Bakool, halkaasi...
Uganda: Wiilka Madaxweyne Yoweri Museveni oo xilkii laga xayuubiyay
Kampala (Halqaran.com) - Labo-xiddigle Janaraal, Muhoozi Kainerugaba, oo ah wiilka uu dhalay madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni, ayaa laga qaaday xilkii uu hayay ee ahaa...







