Saturday, April 18, 2026
29.4 C
Mogadishu

Donald Trump oo dacwad ka gudbiyay telefishinka CNN

Florida (Halqaran.com) – Madaxweynihii hore ee dalka Mareykanka, Donald Trump, ayaa dacwad ka gudbiyay telefishinka caalamiga ah ee CNN.

Wuxuu ku eedeeyay CNN-ga inay wax u dhintay sumcaddiisa oo ay la barbardhigtay Adolf Hitler.

Donald Trump ayaa codsaday magdhow gaaraya 475 Milyan oo doollar.

Dacwadda loo gudbiyay maxkamad ku taalla Florida, ayaa lagu sheegay inay jirto walaac ah in Donald Trump uu markale, sanadka 2024-ka u tartampo doorashada madaxtinomo ee Mareykanka, taas awgeedna la doonayo in lagu dilo sumcaddiisa.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...