Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wasiirka Maaliyadda ee DFS oo Khudbad ka jeediyay Shirka Wasiirrada maaliyadda...
Algeria (Halqaran.com) - Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaaliya Mudane Dr. Cilmi Maxamuud Nuur ayaa Jimcihii maanta khudbad ka jeediyay Fadhiga 31-aad ee Wasiirada...
Soomaaliya iyo Mareykanka oo ku heshiiyay iskaashi dhanka Milatariga ah
Muqdisho (Halqaran.com) - Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Gen. Odawaa Yuusuf Raage iyo Saraakiil ka tirsan Ciidamada Mareykanka ayaa ka wada hadlay xoojinta iskaashiga...
RW Xamse oo Amar deg-deg ah siiyay Golaha Wasiirrada iyo Shaqaalaha...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XF ah ee Soomaaliya Xamse Cabdi barre ayaa ku amray Wasaaradda Maaliyadda in qeyb kamid ah lacagaha Gunada ah oo...
200 Ciidamo boolis ah oo tababar loogu soo xiray Cadaado +SAWIRRO
Cadaado (Halqaran.com) - Wasiirka amniga Galmudug, saraakiisha Booliska Galmudug, maamulka degmada Cadaado iyo Xildhibaanno ka tirsan Galmudug ayaa ka qaybgalay xiritaanka tababarka ciidankan Booliska...
Wasiirka Maaliyadda DFS oo ka qeyb-galaya shirka Wasiirada Maaliyadda Dalalka Carabta
Algeria (Halqaran.com) - Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cilmi Maxamuud Nuur ayaa gaaray Magaalada Algiers ee Dalka Algeria, halkaas oo uu uga...
DAAWO VIDEO: Gabar yar oo 7 jir ah oo si arxan...
Muqdisho (Halqaran.com) - Waxaa faah-faahin dheeraad ah kasoo baxaya dhacdo xanuun badan oo ka dhacday xaafadda Wajeer oo ka tirsan degmada Kaaraan ee gobolka...







