Thursday, June 4, 2026
28.1 C
Mogadishu

Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...
Business

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada? Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Shirka Jaamacadda Carabta iyo Qaramada Midoobay oo ka furmaya Qaahira

Qaahira (Halqaran.com) - Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JF Soomaaliya u qaabilsan Gurmadka Abaaraha Md. Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa maanta magaalada Qaahira ee dalka...
Ahmed Mohamed

Muxuu ka yiri Madaxweyne Xasan Wadahadalladii DF Soomaaliya iyo Somaliland?

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo la kulmay Danjiraha Dowladda aan walaalaha nahay ee Turkiga Mudane Mehmet Yılmaz, Siihayaha...
Jama Sh. Yusuf

Wax badan ka ogow halka uu ka yimid ‘dhagaxa qaaliga ah’...

Hiiraan (Halqaran.com) - Dhagaxaan qaaliga ah ayaa waxaa laga helay deegaanka Ceel-Cali ee gobolka Hiiraan. Dhowaan ayay Jaamacad Canada ku taalla soo saartay natiijada baaritaan...
Editor

Maxay Guddoomiye Sacdiya kala hadashay Culimaa’udiinka Soomaaliyeed ee la kulantay?

Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiye Ku-xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Marwo Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar, ayaa Jimcihii maanta kulan la qaadatay qaar ka mid Culima’udiinka...
Ahmed Mohamed

Maxaa ka jira in Xildhibaanno ka tirsan Golaha Shacabka ee BFS...

Muqdisho (Halqaran.com) – Xildhibaanno ka tirsan golaha Shacabka ee BF Soomaaliya ayaa saxiixay mooshin ay ku dalbanayaan in loo kordhiyo mushaaraadka, sida ay warbaahinta...
Ahmed Mohamed

Dagaal Khasaaro geystay oo ka dhacay Gobolka Baay & Wararkii ugu...

Daynuunay (Halqaran.com) - Wararka naga soo gaaraya Gobolka Bay ayaa sheegaya in  dagaal cusub uu ka dhacay deegaanka Daynuunay oo fariisin ay ku leeyihiin...