Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Xildh. Cabdi Shire ”Xukuumada Kheyre Badela inta aan gudaha loo gelin...
Muqdisho (Halqaran.com) - Xildhibaan Cabdi Shire Jaamac (Ciyaar jecel) oo kamid ah Xildhibaanadda Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul ugu hadlay qaraxii Arbacii ka...
AKHRI: Madaxweynaha Somaliland ‘Biixi’ oo sameeyay xil ka qaadis iyo magacaabis...
Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa waxa uu sameeyay xil ka qaadis iyo magacaabis, ka dib wareegto ka soo baxday...
AKHRI: Ma ogtahay in DF Soomaaliya aqoonsi iyo diiwaan-gelin u sameynayso...
Muqdisho (Halqarna.com) - Wasaaradda Arrimaha Gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta Soomaaliya ayaa soo bandhigtay siyaasadda aqoonsiga iyo diiwaan gelinta dadweynaha.
Ujeedooyinka sharcigan ayaa lagu...
XOG: Muxuu ka yiri Wasiir Cawad qaraxii Boosaaso ee lagu eedeeyay...
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddiga arrimaha dibadda baarlamaanka Soomaaliya ayaa su’aalo weydiiyay wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga Axmed Ciise Cawad.
Guddigan oo guddoomiye u yahay...
Ciidamada Mareykanka ee Afrika oo duqeyn ku dilay xubin ka tirsan...
Golis (Halqaran.com) - Howlgalka ciidamada Mareykanka ee Afrika ayaa sheegay in weerar dhanka cirka ah ay ku dileen xubin ka tirsan kooxda Daacish ee...
Saraakiil ka tirsan CXD oo lagu soo tababaray Ugandha oo dalka...
Muqdisho (Halqaran.com) - 95 sarkaal oo ka tirsan ciidamada xoogga dalka ah oo tababar kusoo qaatay dalka Ugandha ayaa dalka dib ugu soo laabtay.
Saraakiishan...







