Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
XOG LA HELAY: Ciidamo ka amar qaata Axmed Madoobe oo caawa...
Kismaayo (Halqaran.com) - Wararka ka imaanaya caawa magaalada Kismaayo ee xarunta KMG maamulka Jubbaland ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan maamulka Jubbaland oo ka...
UPDATE: AKHRI: Beesha Caalamka oo Warkii ugu dambeeyay ka soo saaray...
Muqdisho (Halqaran.com) - Qoraal ay si wadajir ah u soo saareen qaar kamid ah dalalka daneeya arrimaha Soomaaliya iyo ururo sida Canada, Ethiopia, European...
DAAWO VIDEO: Maxay Somaliland ka tidhi in Gaadiid dagaal looga qabsaday...
Laascaanod (Halqaran.com) - Xukuumadda Somaliland oo uu hoggaamiyo Muuse Biixi ayaa markale ka hadashay dagaal shalay degmada Hadaaftinimo ee gobolka Sanaag ku dhexmaray Ciidanka...
XOG CUSUB: Wararkii ugu dambeeyay ee Kismaayo iyo Doorashada Jubbaland ee...
Kismaayo (Halqaran.com) - Magaalada Kismaayo ee Xarunta KMG Maamulka Jubbaland waxaa Khamiista berrito lagu wadaa in ay ka qabsoomto Doorashada Madaxweynaha Jubbaland, iyadoona ay...
Xildhibaan Cosoble oo Madaxda DF Soomaaliya Ku eedeeyay in ay Diidan...
Muqdisho (Halqaran.com) - Mid ka mid ah Xildhibaanadda Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo lagu magacaabo Xildhibaan Cabdiqaadir Cosoble Cali ayaa Madaxda Dowladda Soomaaliya ku eedeeyay...
DEG DEG + UPDATE: Shirka Golaha Ammaanka oo lagu soo hadalqaaday...
Muqdisho (Halqaran.com) - Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa gelinkii dambe ee maanta shir ka yeeshay xaaladda Somaliya, iyadoo shirkan lagu soo hadalqaaday doorashada...







