Warar Xiiso Leh

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wariyihii caanka ahaa Axmed Cabdinuur oo geeriyooday
London (Halqaran.com) - Alle ha u Naxariistee waxaa magaalada London ee dalka ingiriiska ku geeriyooday Wariyihii hore ee Idaacadda BBC-da laanteeda Afka Soomaaliga Axmed...
Guddoomiyaha Aqalka sare oo xubno looga darayo guddiga doorashada ay magacaawday...
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddiga Doorashada Xildhibaannada Gobollada waqooyi ayaa la filayaa in Afar xubnood oo ka socda dhanka Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare Cabdi Xaashi...
DF Somaliya oo sheegtay inay ka go’an tahay in maamul goboleedyada...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Wasaaradda Difaaca ee Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay ka go’an tahay in guud ahaan dalka...
Xubno ka mid ah guddiga lagu muransan yahay ee Doorashooyinka oo...
Baydhabo (Halqaran.com) – Waxaa Talaadadii maanta magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee maamulka Koonfur galbeed dib ugu laabtay Xubnaha Guddiga lagu muransan yahay...
RW ku-xigeenka Mahdi iyo Amb. James Swan oo ka wada hadlay...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya waxaa uu kula kulmay Wakiilka Qaramada Midoobay...
Dib-u-dhac ku yimid Saxiixa xirmooyinka Ceelasha Shidaalka ee Soomaaliya
Muqdisho (Halqaran.com) - Waxaa maanta baaqatay munaasabad lagu waday in lagu shaaciyo heshiis ay gaareen dowladda Soomaaliya iyo Shirkado si gaar ah loo leeyahay...







