Warar Xiiso Leh

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Madaxweyne Farmaajo oo xil cusub u magacaabay Yuusuf Garaad Cumar
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wareegto ugu magacaabay Danjire Yuusuf Garaad Cumar in uu noqdo Ergayga Gaarka ah...
Xildhibaanno si kulul u eedeeyay guddoomiyaha Aqalka Sare Xaashi +(War-saxaafadeed)
Muqdisho (Halqaran.com) - Xildhibaanno ka tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya kana soo jeeda Gobolada Waqooyi ee loo yaqaano Somaliland ayaa waxaa ay eedeyn...
Wasiirka Warfaafinta ‘Cismaan Dubbe ‘oo shaaca ka qaaday in Nairobi ay...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Cismaan Dubbe ayaa ka hadlay go’aankii dowladda Soomaaliya ay dalka uga saartay safiirkii Kenya, sidoo kalena...
Update: Midowga Musharraxiinta Madaxweynaha oo Digniin cusub u diray DF Soomaaliya
Muqdisho (Halqaran.com) - Midowga Musharraxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa Dowladda Federaalka uga digay in ay markale khilaaf ka dhex abuurto maamul Goboleedyada dalka.
Midowga Musharraxiinta ayaa...
Nin miino ku aasayay Xaafad ka tirsan Muqdisho oo la toogtay
Muqdisho (Halqaran.com) - Ciidamada Booliska ee Gobolka Banaadir ayaa saqdii dhexe ee xalay Magaalada Muqdisho ku toogteen nin ka tirsanaa maleeshiyada Al-Shabaab xilli uu...
XOG CUSUB: Beesha Caalamka oo soo faragelisay arrimaha Doorashooyinka Soomaaliya
Muqdisho (Halqaran.com) - Xubnaha Beesha Caalamka oo bilaabay inay fargeliyaan arrimaha la xiriira doorashooyinka Soomaaliya oo weli uu muran ka taagan yahay, kaddib markii...







