Warar Xiiso Leh

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Guddiga lagu muransan yahay ee Doorashada Xildhibaannada G/Waqooyi oo doortay Guddoon
Muqdisho (Halqaran.com) – Warar ay helayso Halqaran News ayaa sheegaya, in guddiga doorashada Xildhibaannada gobollada Waqooyi ee lagu muransan yahay ee ku xareysan Hotel...
Puntland oo Shuruud adag ku xirtay inay sii deyso maxaabiis ku...
Garoowe (Halqaran.com) - Xidlhibaanno ka tirsan Maamulka Galmudug ayaa dhawaan maamulka sare ee Puntland ka dalbaday inay ku soo wareejiyaan Maxaabiis Burcad badeednimo muddo...
Maxaa looga hadlay Shirka Somaliya iyo Beesha Caalamka ee ka furmy...
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa Isniintii maanta magaalada Muqdisho ka furmay Shirka Madasha Iskaashiga ee Partnership Forum, kaas oo ay ka qeyb-galayaan Madaxda dowladda, Dowlad...
Madaxweynaha Jubbaland oo markale ka dalbaday DFS inay ku wareejiso maamulka...
Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo hadal ka jeediyay Shirka Madasha Iskashiga ee Soomaaliya iyo Beesha Caalamka...
Wasiirka Warfaafinta ee XF Somaliya ‘Dubbe’ oo Digniin u diray Midowga...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cismaan Dubbe ayaa weerar Afka ah ku qaaday musharraxiinta Madaxweynaha Soomaaliya,...
AKHRISO: Jubbaland oo war cusub ka soo saartay mowqifkeeda ku aadan...
Kismaayo (Halqaran.com) - Maamulka Jubbaland ayaa ka hadlay Arrimaha doorashooyinka ee ku soo fool leh dalka oo ay kamid yihiin doorashooyinka Baarlamaanka labada Aqal...







