Warar Xiiso Leh

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
UPDATE: Wararkii ugu dambeeyay duqeymo khasaaro geystay oo ka dhacay Gobolka...
Gedo (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya gobolka Gedo ayaa sheegaya, in diyaarado loo maleynayo inay leeyihiin ciidamada Kenya ay duqeymo ka geysteen deegaanno...
Somaliland oo war deg-deg ah ka soo saartay Doorashooyinka DF Somaliya
Hargeysa (Halqaran.com) - Golaha Wasiirrada Somaliland Kulan ay Khamiista maanta ah yeesheen ayaa waxa ay War-murtiyeed ka soo saareen arrimaha doorashooyinka Dowladda Federaalka Soomaaliya...
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Somaliya Cali Khaliif Galeyr oo geeriyooday &...
Jig-jiga (Halqaran.com) – Allaha u naxariisto ra’iisul wasaarihii hore ee dowladdii kumeel gaarka Prof. Cali Maxamed Khaliif Galeyr ayaa Khamiistii maanta ku geeriyooday magaalada...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo maanta la kulmay Safiiro ka kala socday…
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay safiirrada dalalka Nordic u jooga Soomaaliya, isaga oo...
Al-Shabaab oo sii daysay dhakhaatiir u dhashay Cuba oo ay Afduub...
Mandhera (Halqaran.com) – Labo dhakhtar oo u dhashay dalka Cuba oo Al-Shabaab ay ka soo afduubteen magaalada Mandhera ee dalka Kenya 12-kii bishii April...
Xisbiga Wadajir oo Walaac ka muujiyay hanaanka maamul dhisida Hirshabelle
Muqdisho (Halqaran.com) - Xisbiga Wadajir oo ka mid ah Xisbiyadda Siyaasadeed ee dalka kajira, hoggaamiyahana ka yahay Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa warsaxaafadeed ka soo...







