Warar Xiiso Leh

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Puntland oo shuruud ku xirtay baaq uga yimid Musharraxiinta Madaxweynaha Soomaaliya
Garoowe (Halqaran.com) - Xubnaha Musharraxiinta Madaxweynaha ayaa qoraal ay soo saareen waxa ay ugu baaqeen Madaxweynayaasha maamullada Puntland iyo Jubbaland inay ka laabtaan xubnaha guddiyada...
UPDATE: War-murtiyeed laga soo saaray Shirka Midowga Musharraxiinta Madaxweynaha & qoddobo...
Muqdisho (Halqaran.com) – Midowga Musharraxiinta Madaxweynayaasha Soomaaliya ayaa Khamiista maanta ah soo saaray war-murtiyeed ka kooban 18 qodob, kaddib muddo Lix maalmood ah oo...
Somaliland oo xukun toogasho ah ku fulisay 6 rag ah
Mandheera (Halqaran.com) - Somaliland ayaa Khamiista maanta waxaa ay xukun dil toogasho ah ku fulisay 6 Nin oo hore Maxkamadaha Somaliland dil ugu xukumeen,...
Madaxweynihii hore ee Somaliya Sheekh Shariif oo ku wajahan magaalada Baydhabo...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynihii hore Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Madasha Xisbiyada Qaran Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa Khamiista maanta ah lagu wadaa inuu gaaro...
UPDATE: Laacibkii caanka ahaa Diego Maradona oo geeriyooday
SPORT (Halqaran.com) - Xiddigii kubadda cagta ee dalka Argentina Diego Maradona ayaa maanta geeriyooday kadib markii wadanaha uu istaagay, sida uu sheegay qareenkiisa.
Maradona oo...
Baarlamaanka Puntland oo maanta Ansixiyay Miisaaniyadda sanadka 2021-ka
Garoowe (Halqaran.com) - Fadhiga 16-aad ee Kalfadhiga 47-aad Golaha Wakiillada Puntland oo uu shir guddoomiyey Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Puntland Cabdirashid Yuusuf Jibril oo ay...







