Warar Xiiso Leh

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
CCWarsame oo Madaxda DFS ku eedeeyay inay fidno ka dhex abuureen...
Muqdisho (Halqaran.com) – Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir, Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa sheegay in hadda deegaannada Hirshabeelle waxa ka soca uu horay uga digay, kadib markii...
Muxuu Baarlamaanka Kenya ka yiri Khilaafka diblumaasiyadeed ee Soomaaliya iyo...
Nairobi (Halqaran.com) - Baarlamaanka dalka Kenya ayaa maanta ka dooday khilaafka diblumaasiyadeed ee haatan ka dhex bilaabmay labada dal.
Arintan ayaa daba joogta go’aankii ay Soomaaliya...
Ciidanka Kumaandooska Danab oo deegaanno hor leh kala wareegay Al-Shabaab
J/Hoose (Halqaran.com) - Ciidanka Kumaandooska Xooga Dalka Soomaaliyeed ee DANAB iyo Ciidanka Daraawiishta Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa si wadajir ah waxaa ay u fuliyeen howlgallo...
Somaliland oo ka hortimid Xilkii uu Madaxweyne Farmaajo u magacaabay Yuusuf...
Hargeysa (Halqaran.com) - Somaliland ayaa si cad uga soo horjeesatay xilkii shalay Madaxweynaha JF Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu u Magacaabay Danjire Yuusf Garaad...
Muxuu ra’iisul wasaare Rooble ku soo arkay Dekedda Muqdisho? +(SAWIRRO)
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kormeeray qeybaha kala duwan ee Dekedda Muqdisho oo kamid ah ilaha...
Wasiirka arrimaha gudaha ee Somaliya oo si diiran loogu soo dhaweeyay...
Beledweyne (Halqaran.com) - Wasiirka arrimaha gudaha, dib u heshiisiinta iyo Federaalka ee Xukuumadda Soomaaliya, mudane Mukhtaar Xuseen Afrax iyo wafdi uu hogaaminaayo ayaa Khamiistii maanta...







