Warar Xiiso Leh

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
IGAD oo war ka soo saartay Khilaafka ka taagan doorashada Soomaaliya
Jabuuti (Halqaran.com) - War-murtiyeed kasoo baxay shirkii madaxda IGAD ay shalay ku yeesheen magaalada Jabuuti ayaa ugu baaqay dhinacyada siyaasadda Soomaaliya inay xal u...
Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo dib loo furay
Nairobi (Halqaran.com) – Safaaradda Soomaaliya ee ku leedahay magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa Isniintii maanta dib loo furay, kaddib markii dowladda Soomaaliya ay...
Guddoomiyaha Midowga Afrika oo ugu baaqay Soomaaliya iyo Kenya inay heshiiyaan
Jabuuti (Halqaran.com) - Waxaa haatan kulan ay albaabada u xiran yihiin leh magaalada Jabuuti ku leh madaxda urur goboleedka IGAD, halkaas oo la filayo...
DF Soomaaliya oo ciidamo horleh ku daabushay gobolka Gedo +(SAWIRRO)
Doolow (Halqaran.com) - Ciidamo oo ka tirsan kuwa sida gaarka ah u tababaran ee Gorgor kuna hubeysan hubka noocyadiisa kala duwan ayaa dowladda Soomaaliya...
Madaxweynayaasha dalalka Soomaaliya iyo Kenya oo lagu kulansiiyay dalka Jabuuti (Maxaa...
Jabuuti (Halqaran.com) - Waxaa magaalada Jabuuti ee dalka Jabuuti oo uu ka socdo Shir Madaxeedka Urur goboleedka IGAD ayaa waxaa ka bilaawday kulamo lagu...
Madaxweyne Laftagareen ‘‘Waa la xalin doonaa cabashada ay Siyaasiyiinta ka qabaan...
Baydhabo (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa ka hadlay walaaca ay siyaasiyiinta ay ka mid yihiin musharraxiinta Madaxweynaha...







