Jarmalka

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...

Qormo: Sidee Ku joogteeyaa wax Waliba Aan Rabo? (Joogteynta) AKHRISO.
Mugadisho Halqran.com QORMO KU SAABSAN """JOOGTEYNTA"""
Maxaa Keeno In Qofka uu Wax Joogteyn Waayo?
Joogteynta hawlaha maalinlaha ah, ha ahaadeen kuwo shaqo, waxbarasho, ama...

Wararkii ugu dambeeyay tirada dadka ku dhintay daadadka Yurub oo kordhay
Berlin (Halqaran.com) – In ka badan 120 ruux ayaa ilaa iyo hadda la ogyahay inay ku dhinteen daadadka ku dhuftay galbeedka Yurub, kuwaasi ayaa...

24 jir Soomaali ah oo Saddex qof ku dilay dalka Jarmalka
Würzburg (Halqaran.com) - Nin toorey ku hubeysan ayaa seddex qof ku diley magaalada Würzbug ee dalka Jarmalka, halka uu dhaawac culus u geystay illaa...
8 qof oo weerar lagu dilay gudaha dalka Jarmalka & ninkii...
Berlin (Halqaran.com) – Nin hubeysan oo la sheegay inuu ahaa cunsuri ayaa 9 ruux ku toogtay magaallo ku taalla galbeedka dalka Jarmalka, kaddib markii...
WAR NAXDIN LEH: Wiil Soomaali ah oo Aabihiis ku dilay dalka...
Hamburg (Halqaran.com) – Waxaa Khamista galabta ka dhacay dalka Jarmalka gaar ahaan magaalada Hamburg, dil aad looga naxay oo uu geytay Wiil Soomaali ah,...
Wiil 19 jir Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Jarmalka
Plauen (Halqaran.com) - Maydka wiil 19 jir Soomaaliyeed ayaa waxaa laga helay magaaladda Plauen ee gobolka Sachsen ee dalkani Jarmalka, waxaana uu u geeriyooday...
25 Jir Soomaaliyeed oo Dil arxan-darro ah loogu geystay magaalada Köln...
Köln (Halqaran.com) – Wiil Soomaaliyeed oo 25 sano jir ah ayaa Axaddii maanta ku geeriyooday magaalada Köln ee dalka Jarmalka, kadib markii ay isugu...
AKHRI: Sharci cusub oo saameyn doona Soomaalida dalka Jarmalka oo bishan...
Berlin (Halqaran.com) - Hay'adda federaaliga ah ee qaxootiga iyo soo-galootiga ee magaceeda loo soo gaabiyo (BAMF) ayaa boggeeda ku soo daabacday sharci cusub oo...
Jaaliyadda Soomaalida ee Hamburg oo la Aqoonsaday + SAWIRRO
Hamburg (Halqaran.com) – Munaasbad ballaaran oo loogu dabaal-degayay Aqoonsiga Jaaliyadda Soomaalida Hamburg oo lagu qabtay isla magaalada Hamburg ee dalka Jarmalka.
Xafladan oo si heersare...







