
Jilaaga Leonardo DiCaprio oo iibsaday guri jooga $7.1 milyan +(SAWIRO)
Los Angeles (Halqaran.com) - Jilaaga caanka ah ee Leonardo DiCaprio ayaa iibsaday guri sare oo uu iska lahaa jilaaga kale ee la yiraahdo Jesse...

Ciidamada xoogga dalka oo howlgalo ka sameeyay gobolka Sh/Hoose
Muqdisho (Halqaran.com) - Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa howlgalo qorsheysan ka sameeyay deegaano katirsan gobolka Shabeellaha Hoose, halkaas oo la sheegay in miinooyin lagu...

Safiirka XFS u fadhiya Turkiga oo kulan la qaatay wasiirka arrimaha dibadda Azerbaijan
Ankara (Halqaran.com) - Safiirka dowladda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Turkiga Ambassador Jama Aidid Maxamed iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa safar shaqo ku tegay...

Weerar dad lagu dilay oo ka dhacay magaalada Dhuusamareeb
Muqdisho (Halqaran.com) - Weerar sababay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa fiidnimadii xalay ka dhacay magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda maamulka Galmudug, sida ay...
Shirka Wadatashiga Qaran ee doorashooyinka oo maalintiisii saddexaad galay
Muqdisho (Halqaran.com) - Waxaa maalintii saddexaad galay shirka Wadatashiga Qaran ee Madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa dowlad Goboleedyada oo sabtida uga furmay Teendhada Afisyooni...
Jubbaland oo markale xirashada Indho-shareerka ka mamnuucay deegaannada maamulkaas
Kismaayo (Halqaran.com) - Ciidamada Booliska Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa markale adkeeyay joojinta xirashada Indha-shareerka ( Niqaabka), Arrintaan ayay sheegeen in ay ciidamadu uga gol...
Nin si qarsoodi ah u dilay 40 qof kuna aasay gurigiisa...
El Salvador (Halqaran.com) - Nin horay uga tirsanaa booliska waddanka El Salvador ee ku yaalla qaaradda Amerika ayaa hoygiisa laga helay meydadka ugu yaraan...
Midowga Musharraxiinta oo kulan la qaatay qaar kamid ah hoggaamiyeyaasha Maamul...
Muqdisho (Halqaran.com) - Waxaa xalay magaalada Muqdisho kulan xasaasi ah ku yeeshay xubno ka tirsan Midowga Musharaxiinta iyo qaar kamid ah madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada...
Shirka wadatashiga qaran ee doorashooyinka oo maalintiisii labaad galay
Muqdisho (Halqaran.com) - Waxaa maalintii labaad galay wadahadalka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, madaxda Dowlad-Goboleedyada iyo gobolka Banaadir si ay uga xaajoodaan qabsoomidda doorashada Soomaaliya.
Furitaanka...
Meydka ganacsade Soomaali ah oo toddobaadyo La La’aa oo la helay
Kenya (Halqaran.com) - Ehelada nin ganacsade ah oo Soomaali ah oo la waayey 13-kii bishan, ayaa xaqiijiyey in meydkiisa laga helay meel duur ah...








