
Jilaaga Leonardo DiCaprio oo iibsaday guri jooga $7.1 milyan +(SAWIRO)
Los Angeles (Halqaran.com) - Jilaaga caanka ah ee Leonardo DiCaprio ayaa iibsaday guri sare oo uu iska lahaa jilaaga kale ee la yiraahdo Jesse...

Ciidamada xoogga dalka oo howlgalo ka sameeyay gobolka Sh/Hoose
Muqdisho (Halqaran.com) - Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa howlgalo qorsheysan ka sameeyay deegaano katirsan gobolka Shabeellaha Hoose, halkaas oo la sheegay in miinooyin lagu...

Safiirka XFS u fadhiya Turkiga oo kulan la qaatay wasiirka arrimaha dibadda Azerbaijan
Ankara (Halqaran.com) - Safiirka dowladda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Turkiga Ambassador Jama Aidid Maxamed iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa safar shaqo ku tegay...

Weerar dad lagu dilay oo ka dhacay magaalada Dhuusamareeb
Muqdisho (Halqaran.com) - Weerar sababay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa fiidnimadii xalay ka dhacay magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda maamulka Galmudug, sida ay...
Faah-faahin laga helayo dagaal ka dhacay Jowhar iyo sargaal ku geeriyooday
Jowhar (Halqaran.com) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal xooggan oo u dhexeeyay ciidanka dowladda Federaalka, kuwa maamulka Hirshabeelle iyo kooxda Macawiisleyda oo...
Spain oo askar farabadan geysay xadkeeda kaddib markii ay soo gaareen...
Spain (Halqaran.com) - In kabadan 8,000 oo tahriibayaal ah ayaa soo gaaray waddanka Spain iyagoo ka soo tallaabay xadka ay la wadaagto Morocco, waxaana...
Gabar 17 jir ah oo heshay 19 deeq wax barasho oo...
Nigeria (Halqaran.com) – gabadhaan oo ah gabar da’ yar ah una dhalatay waddanka Nigeria ayaa heshay 19 deeq wax barasho, waxa ayna ka heshay...
Midowga Yurub oo madaxda Soomaalida uga digay inuu fashilmo shirka furmaya...
Muqdisho (Halqaran.com) - Nicolás Berlanga Martinez oo ah Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya ayaa uga digay madaxda Soomaalida inuu fashil ku yimaado Shirka loo...
Qaban qaabada shirka doorashooyinka oo ka socda Muqdisho iyo wafuud ku...
Muqdisho (Halqaran.com) - Waxaa saacadaha soo socda lagu wadaa in magaalada Muqdisho ay soo gaaraan wafuud ka socda madaxda dowlad goboleedyada kala ah Galmudug,...
Gobolka Ohio oo bilaabay qorshe dadka iska tallaala caabuqa COVID-19 ay...
Ohio (Halqaran.com) - Hoggaamiyeyaasha siyaasadeed ee Mareykanka ayaa sii kordhiyay inay ka dhaadhiciyaan dadka Mareykanka ah in ay qaataan tallaalka caabuqa COVID-19.
Guddoomiyaha gobolka Ohio...









