
Madaxweynaha Hirshabelle ‘Waare’ iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beledweyne +(SAWIRRO)
Beledweyne (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Dr Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Axadda maanta waxa ay gaareen magaalada Beledweyne ee Xarunta...

Faah-faahin iyo khasaarihii ka dhashay dagaal dhexmaray ciidanka booliska iyo Militariga Somaliya
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa warar dheeraad ah ka soo baxaya Khasaarihii ka dhashay dagaal Ciidamada Booliska iyo Militariga ku dhexmaray Degmada Wadajir ee Gobolkaan...

Kheyre oo amray wasaarada maaliyada fududeynta qarashaadka ka hor-tagga fatahaadda Beledweyne
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa Wasaaradda Maaliyadda faray fududeynta kharashaadka ku baxaya dadaallada looga hortagayo fatahaadda Beledweyne...

Booliska Galmudug oo beeniyay in xubno ka tirsan Al-Shabaab laga sii daayay Xabsiga Dhuusamareeb
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka booliska Galmudug Gashaanle Sare Cabdikariim Xuseen Macalin ayaa si cad u beeniyay hadalkii taliyaha Ciidanka Booliska Dhuusamareeb ee ku...
DAAWO SAWIRRO: Shir looga hadlayo Amniga guud ee dalka oo maanta...
Muqdisho (Halqaran.com) - Shir looga hadlayo amniga iyo xasiloonida guud ee dalka oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta...
Al-Shabaab oo la wareegtay deegaan ay ka baxeen ciidamada Jubbaland
Dhoobley (Halqaran.com) - Wararka inaga soo gaaraya deegaano hoostagga degmada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in Ciidamo ka tirsan kuwa...
UPDATE: Weerar Khasaare badan geystay oo ka dhacay gobolka Mudug &...
Gaalkacyo (Halqaran.com) – Sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya Gobolka Mudug, ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay weerar sababay dhimasho iyo dhaawac.
Inta la...
DAWO VIDEO + XOG XASAASI: Xildhibaan ka digay in la doorto...
Muqdisho (Halqaran.com) - Xildhibaan Maxamuud Cabdulaahi Sheekh Siraaji oo ka mid ah Golaha shacabka ayaa ka digay in doorashada soo socota ay Baarlamaanka ka...
Hargeysa: Carruur iyo Labadii Waalid ee dhalay oo ku geeriyooday guri...
Hargeysa (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya Magaalada Hargaysa ee xarunta Somaliland ayaa sheegaya, in laba carruur iyo Waalidiintii dhalay ku geeriyooday gurigooda oo...
Wasiirro ka tirsan Xukuumadda Kheyre oo maanta hortagaya Baarlamaanka Soomaaliya
Muqdisho (Halqaran.com) - Sida qorshaha uu yahay laba Wasiir oo ka tirsan Xukuumadda Federalka Soomaaliya, ayaa maanta waxa ay hortagayaan Golaha Shacabka Somaliya, kadib...









