
Madaxweynaha Hirshabelle ‘Waare’ iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beledweyne +(SAWIRRO)
Beledweyne (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Dr Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Axadda maanta waxa ay gaareen magaalada Beledweyne ee Xarunta...

Faah-faahin iyo khasaarihii ka dhashay dagaal dhexmaray ciidanka booliska iyo Militariga Somaliya
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa warar dheeraad ah ka soo baxaya Khasaarihii ka dhashay dagaal Ciidamada Booliska iyo Militariga ku dhexmaray Degmada Wadajir ee Gobolkaan...

Kheyre oo amray wasaarada maaliyada fududeynta qarashaadka ka hor-tagga fatahaadda Beledweyne
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa Wasaaradda Maaliyadda faray fududeynta kharashaadka ku baxaya dadaallada looga hortagayo fatahaadda Beledweyne...

Booliska Galmudug oo beeniyay in xubno ka tirsan Al-Shabaab laga sii daayay Xabsiga Dhuusamareeb
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka booliska Galmudug Gashaanle Sare Cabdikariim Xuseen Macalin ayaa si cad u beeniyay hadalkii taliyaha Ciidanka Booliska Dhuusamareeb ee ku...
XOG CUSUB: Maxaa ka Ogtahay tirada rasmiga ah ee ciidamada ITOOBIYA...
Muqdisho (Halqaran.com) - Dowladda Federaalka ah ee Ethiopia ayaa sheegtay tirada Ciidamadeeda ku jira gudaha Soomaaliya ee dagaalka kula jira Maleeshiyaadka Ururka Al-Shabaab.
Danjiraha dalka...
DF Soomaaliya iyo Midowga Yurub oo maanta ka shiray qorshaha dayn...
Muqdisho (Halqaran.com) - Kulan u dhexeeya midawga Yurub iyo dowladda federaalka Soomaaliya oo looga hadlay ajandayaal muhiim ah ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho.
Shirka...
Maxay ahaayeen labada Hindise Sharciyeed oo ay maanta meel mariyeen Xildhibaannada...
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo kulanka shir guddoominayay ayaa ugu horeyn ku baaqay in si deg deg ah...
Kismaayo oo lagu soo bandhigay Nin Al-Shabaab ah oo Dil geystay
Kismaayo (Halqaran.com) - Ciidanka Nabad Suggida Maamulka Jubbaland ayaa waxa ay gacanta ku soo dhigeen nin Al-Shabaab ah oo 48 saac ka hor dil...
Wasiir Oomaar oo wax laga waydiiyay Xayiraadii duulimaadyadii Kismaayo & Safarkii...
Muqdisho (Halqaran.com) - Waxaa Axadda maanta ka furmay xarunta Baarlamaanka Soomaaliya kulanka Golaha shacabka , kaas oo ay ka qeyb galayaan wasiirka amniga, Maxamed...
Wasiirka Maaliyadda iyo Duqa Muqdisho oo maanta xariga ka jaray xarumo...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka wasaaradda maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Cabdi Raxmaan Ducaale Beyle iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada...









