Tuesday, February 10, 2026
25.7 C
Mogadishu

Kismaayo oo lagu soo bandhigay Nin Al-Shabaab ah oo Dil geystay

Kismaayo (Halqaran.com) – Ciidanka Nabad Suggida Maamulka Jubbaland ayaa waxa ay gacanta ku soo dhigeen nin Al-Shabaab ah oo 48 saac ka hor dil ka gaystay Magaalada Kismaayo.

Ninkaan ayaa waxaa lagu soo qabtay hawlgal Ciidamada ammaanka ay ka sameeyeen Magaalada Kismaayo.

Ninkaan Shabaabka ah ayaa la sheegay Askariga uu dilay inuu u adeegsaday falaar dilkiisa, islamarkaana uu ka qaatay qorigii uu watay.

Askariga uu dilay ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Maxamed Yare, waxaana la sheegay inuu gaaday isaga oo hurda.

Ninkaan ciidamada ammaanka ay soo qabteen ayaa ku xiran Saldhiga Ciidamada Nisa ee Magaalada Kismaayo.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...