Thursday, July 9, 2026
25.9 C
Mogadishu

Weriye Ahmed Abdi

1065 Articles written
spot_imgspot_img
Wararka Maanta

Madaxweynaha Hirshabelle ‘Waare’ iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beledweyne +(SAWIRRO)

Beledweyne (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Dr Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Axadda maanta waxa ay gaareen magaalada Beledweyne ee Xarunta...

Faah-faahin iyo khasaarihii ka dhashay dagaal dhexmaray ciidanka booliska iyo Militariga Somaliya

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa warar dheeraad ah ka soo baxaya Khasaarihii ka dhashay dagaal Ciidamada Booliska iyo Militariga ku dhexmaray Degmada Wadajir ee Gobolkaan...

Kheyre oo amray wasaarada maaliyada fududeynta qarashaadka ka hor-tagga fatahaadda Beledweyne

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa Wasaaradda Maaliyadda faray fududeynta kharashaadka ku baxaya dadaallada looga hortagayo fatahaadda Beledweyne...

Booliska Galmudug oo beeniyay in xubno ka tirsan Al-Shabaab laga sii daayay Xabsiga Dhuusamareeb

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka booliska Galmudug Gashaanle Sare Cabdikariim Xuseen Macalin ayaa si cad u beeniyay hadalkii taliyaha Ciidanka Booliska Dhuusamareeb ee ku...
Wararka Maanta
Weriye Ahmed Abdi

Xildhibaan Mahad Salaad oo si adag uga hadlay weerarkii Hotel SYL,...

Muqdisho (Halqaran.com) - Kadib weerarkii xalay ay Al-Shabaab ku qaadeen Hotel amnigiisa si wayn loo illaaliyo oo ku dhaw Madaxtooyadda Soomaaliya, ayaa Xildhibaan Mahad...
Weriye Ahmed Abdi

WAR DEG DEG: Rag hubeysan oo Caawa ka dhex dagaallamaya Hotelka...

  Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa Faah-faahino dheeraad ah kasoo baxaya Rasaas laga maqlayo Caawa Gudaha Magaaladda muqdisho. Rasaasta oo u muuqato mid la is weydaarsanayo ayaa...
Weriye Ahmed Abdi

Wasiirad ka tirsan Xukuumadda Soomaaliya oo sheegtay in uu hoos u...

  Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka dhalinyaradda iyo Ciyaaraha Xukuumadda Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye sidoo kalena ka mid ah xildhibaanada Golaha Shacabka ah ayaa walaac ka...
Weriye Ahmed Abdi

AKHRISO: Madaxtooyada Puntland oo Digniin deg-deg u dirtay dadka hurinaya Colaadda...

udug (Halqaran.com) - Qoraal kasoo baxay Madaxtooyada Maamulka Puntland ayaa waxaa lagu sheegay in Puntland ay ka walaacsan tahay colaada gobolka Mudug, isla markaana...
Weriye Ahmed Abdi

Macallin Dugsi Quraan oo aano qabiil loo dilay!

Wanlaweyn (Halqaran.com) - Wararka ka imaanaya Gobolka Shabellaha hoose ayaa sheegaya in Degmada Wanlaweyn lagu dilay Macalin Dugsi Qur,aan. Kooxo hubaysan ayaa fulisay weerarkaan lagu...
Weriye Ahmed Abdi

Sarkaal Al-Shabaab ah oo Duqeyn lala beegsaday & Wararkii ugu dambeyay

Saakow (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya Degmada Saakow ee Gobolka Jubbada dhexe ayaa sheegaya in duqeyn diyaaradeed oo khasaaro geystay ay ka dhacday degmadaasi. Wararka...