Thursday, July 9, 2026
25.9 C
Mogadishu

Weriye Ahmed Abdi

1065 Articles written
spot_imgspot_img
Wararka Maanta

Madaxweynaha Hirshabelle ‘Waare’ iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beledweyne +(SAWIRRO)

Beledweyne (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Dr Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Axadda maanta waxa ay gaareen magaalada Beledweyne ee Xarunta...

Faah-faahin iyo khasaarihii ka dhashay dagaal dhexmaray ciidanka booliska iyo Militariga Somaliya

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa warar dheeraad ah ka soo baxaya Khasaarihii ka dhashay dagaal Ciidamada Booliska iyo Militariga ku dhexmaray Degmada Wadajir ee Gobolkaan...

Kheyre oo amray wasaarada maaliyada fududeynta qarashaadka ka hor-tagga fatahaadda Beledweyne

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa Wasaaradda Maaliyadda faray fududeynta kharashaadka ku baxaya dadaallada looga hortagayo fatahaadda Beledweyne...

Booliska Galmudug oo beeniyay in xubno ka tirsan Al-Shabaab laga sii daayay Xabsiga Dhuusamareeb

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka booliska Galmudug Gashaanle Sare Cabdikariim Xuseen Macalin ayaa si cad u beeniyay hadalkii taliyaha Ciidanka Booliska Dhuusamareeb ee ku...
Wararka Maanta
Weriye Ahmed Abdi

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Laftagareen iyo Odayaasha dhaqanka KG oo ka shiray...

Baydhabo (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa kulan la qaatey Odeyaasha Dhaqanka Koonfur Galbeed. Kulankan ayaa looga hadlay...
Weriye Ahmed Abdi

Haweenay Dil la yaab leh ka geysatay Muqdisho iyo Wararkii ugu...

Muqdisho (Halqaran.com) - Saldhiga Degmada Dharkeenley ee Gobolkaan Banaadir ayaa galabtii Jimcaha waxaa ka dhacday fal dil ah oo ay gaysatay Haweenay shacab ah,...
Weriye Ahmed Abdi

DAAWO SAWIRRO: Maxaa ka soo baxay kulankii Wasiir Beyle iyo Taliyaha...

Muqdisho (Halqaran.com) - Cabdiraxmaan Ducaale Beyle, wasiirka Maaliyadda ee dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya, ayaa wuxuu Sabtidii maanta la kulmay Taiyahaha Ciidanka Xoogga Dalka,...
Weriye Ahmed Abdi

Ra’iisul wasaare ku xigeenka Somaliya oo Shir laba maalin soconaya ka...

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa daah furay madasha sedaxaad ee siyaasadda dhaqaalaha qaranka oo maanta...
Weriye Ahmed Abdi

Maxkamadda Ciidamada oo xukun ku riday Askar Dil bareer ah iyo...

Muqdisho (Halqaran.com) - Xasan Muuse Warsame iyo Xasan Xuseen Maxamed ayaa loo heystaa in ay si bareer ah ugu fureen rasaas laba gabdhood oo wada...
Weriye Ahmed Abdi

Wadooyinka Muqdisho oo lagu xiray Kaamirooyinka Qarsoon (Ogow Ujeedka laga leeyahay!)

Muqdisho (Halqaran.com) - Wadooyinka Caasimadda Muqdisho, gaar ahaan xayndaabka ay ku sugan tahay dowladda Federalka Soomaaliya, ayaa waxaa lagu dhajiyay Kaamirooyinka Qarsoon ee wax...