
Madaxweynaha Hirshabelle ‘Waare’ iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beledweyne +(SAWIRRO)
Beledweyne (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Dr Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Axadda maanta waxa ay gaareen magaalada Beledweyne ee Xarunta...

Faah-faahin iyo khasaarihii ka dhashay dagaal dhexmaray ciidanka booliska iyo Militariga Somaliya
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa warar dheeraad ah ka soo baxaya Khasaarihii ka dhashay dagaal Ciidamada Booliska iyo Militariga ku dhexmaray Degmada Wadajir ee Gobolkaan...

Kheyre oo amray wasaarada maaliyada fududeynta qarashaadka ka hor-tagga fatahaadda Beledweyne
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa Wasaaradda Maaliyadda faray fududeynta kharashaadka ku baxaya dadaallada looga hortagayo fatahaadda Beledweyne...

Booliska Galmudug oo beeniyay in xubno ka tirsan Al-Shabaab laga sii daayay Xabsiga Dhuusamareeb
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka booliska Galmudug Gashaanle Sare Cabdikariim Xuseen Macalin ayaa si cad u beeniyay hadalkii taliyaha Ciidanka Booliska Dhuusamareeb ee ku...
UPDATE: Qarax miino oo lagu dilay guddoomiyihii degmada Awdheegle & Xaaladda...
Awdheegle (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya degmada Awdheegle ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya, in qarax miino lagu dilay guddoomiyihii degmada Awdheegle.
Qaraxan ayaa...
SAWIRRO: Maxaa ka ogtahay Ujeedka Xildhibaanada labada aqal ee maanta gaaray...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Xildhibaano ka tirsan Labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxay maanta gaareen Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud.
Xildhibaanadan oo ka amba...
DEG DEG: Askari ka tirsan ciidanka DF Somaliya oo caawa nin...
Muqdisho (Halqaran.com) – Warar goor-dhow na soo gaaray ayaa sheegaya, in fiidkii caawa Magaalada Muqdisho lagu dilay mid ka mid ah mooto bajaajleyda ka...
SAWIRRO: Golaha Aqalka Sare oo maanta Ansixiyay Sharciga iibka iyo qandaraasyada...
Muqdisho (Halqaran.com) - Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ku yeeshay xarunta Aqalka Sare Kulakii 20 aad ee Kalfadhiga 6aad ayada oo...
Ciidamada AMISOM oo Odayaal ku xir-xiray Buulo-Burde iyo Bannaanbax ka dhacay...
Buulo Burde (Halqaran.com) - Ciidamada Midowga Afrika ee Amisom gaar ahaan kuwa Jabuuti ee ku sugan degmada Buulo Burde ee Gobolka Hiiraan ayaa waxa...
5 Milyan oo la dul dhigay madaxa sarkaal Al-Shabaab ah oo...
Muqdisho (Halqaran.com) - Mareykanka ayaa shaaciyay lacag fara badan uu dul dhigay madaxa Sarkaal ka tirsan Al-Shabaab oo u dhashay dalka Mareykanka.
FBI-da Mareykanka, ayaa...









