
Madaxweynaha Hirshabelle ‘Waare’ iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beledweyne +(SAWIRRO)
Beledweyne (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Dr Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Axadda maanta waxa ay gaareen magaalada Beledweyne ee Xarunta...

Faah-faahin iyo khasaarihii ka dhashay dagaal dhexmaray ciidanka booliska iyo Militariga Somaliya
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa warar dheeraad ah ka soo baxaya Khasaarihii ka dhashay dagaal Ciidamada Booliska iyo Militariga ku dhexmaray Degmada Wadajir ee Gobolkaan...

Kheyre oo amray wasaarada maaliyada fududeynta qarashaadka ka hor-tagga fatahaadda Beledweyne
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa Wasaaradda Maaliyadda faray fududeynta kharashaadka ku baxaya dadaallada looga hortagayo fatahaadda Beledweyne...

Booliska Galmudug oo beeniyay in xubno ka tirsan Al-Shabaab laga sii daayay Xabsiga Dhuusamareeb
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka booliska Galmudug Gashaanle Sare Cabdikariim Xuseen Macalin ayaa si cad u beeniyay hadalkii taliyaha Ciidanka Booliska Dhuusamareeb ee ku...
Diyaaradaha Mareykanka oo duqeyn khasaare geystay ka fuliyay magaalada Jilib &...
Jilib (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya magaalada Jilib ee Gobolka Jubbada dhexe ayaa sheegaya in Sabtidii shalay halkaasi ay ka dhacday duqeyn ay...
”DF Soomaaliya ayaa carqalad ku ah dhismaha maamulka Galmudug-ta cusub” waxa...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Xildhibaan Cabdiraxmaan Cali Ciise oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug ee waqtigoodu sii dhammaanayo ayaa wuxuu Dowladda Soomaaliya ku eedeeyay...
XOG CUSUB: Xiisad ka dhalatay ciidankii Itoobiya ee ku qul-qulay Dhuusamareeb...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Dood ayaa ka dhalatay Ciidamo Itoobiyaan oo la geeyay Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda mamulka Galmudug, kuwaasoo dadka qaarkood ay sheegeen in...
Faah-faahin cusub oo ku saabsan Dilkii galabta Muqdisho loogu geystay Jeneraal...
Muqdisho (Halqaran.com) – Faah-faahin cusub ayaa ka soo baxeysa dilkii gelinkii dambe maanta Jeneraal Yuusuf Cali Qasaaye (Yuuuf Cagey) loogu gaystay Magaalada Muqdisho.
Dilkan ayaa...
SAWIRRO: Golaha Aqalka sare ee BFS oo Ansixiyay Hindise-sharciyeedka maareynta iyo...
Muqdisho (Halqaran.com) - Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ku yeeshay xarunta Aqalka Sare Kulakii 17-aad ee Kalfadhiga 6-aad, waxaana kulankaan shir...
UPDATE: Jeneraal ka tirsan ciidanka Militariga oo gurigiisa Muqdisho lagu dhex-dilay,...
Muqdisho (Halqaran.com) - Waxaa galabta Xaafadda Warshada Caanaha ee degmada Hodan lagu dilay Jeneraal ka tirsanaa Ciidamada Militariga Soomaaliya.
Jeneraalka la dilay ayaa waxaa lagu...









