Thursday, July 9, 2026
25.2 C
Mogadishu

Weriye Ahmed Abdi

1065 Articles written
spot_imgspot_img
Wararka Maanta

Madaxweynaha Hirshabelle ‘Waare’ iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beledweyne +(SAWIRRO)

Beledweyne (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Dr Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Axadda maanta waxa ay gaareen magaalada Beledweyne ee Xarunta...

Faah-faahin iyo khasaarihii ka dhashay dagaal dhexmaray ciidanka booliska iyo Militariga Somaliya

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa warar dheeraad ah ka soo baxaya Khasaarihii ka dhashay dagaal Ciidamada Booliska iyo Militariga ku dhexmaray Degmada Wadajir ee Gobolkaan...

Kheyre oo amray wasaarada maaliyada fududeynta qarashaadka ka hor-tagga fatahaadda Beledweyne

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa Wasaaradda Maaliyadda faray fududeynta kharashaadka ku baxaya dadaallada looga hortagayo fatahaadda Beledweyne...

Booliska Galmudug oo beeniyay in xubno ka tirsan Al-Shabaab laga sii daayay Xabsiga Dhuusamareeb

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka booliska Galmudug Gashaanle Sare Cabdikariim Xuseen Macalin ayaa si cad u beeniyay hadalkii taliyaha Ciidanka Booliska Dhuusamareeb ee ku...
Wararka Maanta
Weriye Ahmed Abdi

DAAWO SAWIRRO: Wasiir Sabriye oo maanta tagay Dhuusamareeb, Muxuu yahay Ujeedkiisa?

Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Waxaa Arbacadii maanta Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Maamulka Galmudug, gaaray wafdi uu hoggaaminaayo Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliya Cabdi Maxamud Sabriye. Wafdigaan ayaa...
Weriye Ahmed Abdi

Amaro culus oo lagu soo rogay M/Dhuusamareeb ‘‘Shirar siyaasadeed laguma qaban...

Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Hay‘addaha ammaanka dowladda Federalka Soomaaliya ee ku sugan Magaalada Dhuusamareeb ayaa soo saaray awaamiir la xiriirta shirarka Siyaasadeed ee lagu qabto...
Weriye Ahmed Abdi

XOG: Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya oo maanta RW Xasan Cali Kheyre...

Muqdisho (Halqaran.com) - Magaalada Muqdisho waxaa maanta kulan ku wada yeeshay Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Donald Yamamoto iyo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre. Kulanka...
Weriye Ahmed Abdi

Xildhibaan shaaca ka qaaday in Ahlu Sunna quseynin Jadwalka doorashooyinka Galmudug

Muqdisho (Halqaran.com) - Xildhibaan Shaacir Sheegow Maxamed oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug ee waqtigiisu sii dhamaanayo ayaa sheegay inaanu jadwalkaasi waxba ka...
Weriye Ahmed Abdi

XOG: Korneyl Macow ‘‘Amarkii lagu celiyay Xildhibaanadda wuxuu ka soo baxay...

Muqdisho (Halqaran.com) - Korneyl Cabdullaahi Cali Macow oo horey uga tirsanaa Hay’adda Nabad Suggida iyo Sirdoonka Qaranka (NISA), haataana ku nool dalka Mareykanka ayaa...
Weriye Ahmed Abdi

DF Somaliya oo digniintii ugu cusleyd u dirtay shirkadaha Shisheeye ee...

Muqdisho (Halqaran.com) - Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxay digniin u jeedisay shirkadaha shisheeye ee dalka ka hawlgala, gaar ahaan kuwooda sida sharci darrada ah dalka...