
Madaxweynaha Hirshabelle ‘Waare’ iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beledweyne +(SAWIRRO)
Beledweyne (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Dr Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Axadda maanta waxa ay gaareen magaalada Beledweyne ee Xarunta...

Faah-faahin iyo khasaarihii ka dhashay dagaal dhexmaray ciidanka booliska iyo Militariga Somaliya
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa warar dheeraad ah ka soo baxaya Khasaarihii ka dhashay dagaal Ciidamada Booliska iyo Militariga ku dhexmaray Degmada Wadajir ee Gobolkaan...

Kheyre oo amray wasaarada maaliyada fududeynta qarashaadka ka hor-tagga fatahaadda Beledweyne
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa Wasaaradda Maaliyadda faray fududeynta kharashaadka ku baxaya dadaallada looga hortagayo fatahaadda Beledweyne...

Booliska Galmudug oo beeniyay in xubno ka tirsan Al-Shabaab laga sii daayay Xabsiga Dhuusamareeb
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka booliska Galmudug Gashaanle Sare Cabdikariim Xuseen Macalin ayaa si cad u beeniyay hadalkii taliyaha Ciidanka Booliska Dhuusamareeb ee ku...
XOG: Maxaa ka jira in beeha qaar ee G/Sh/Hoose aan wax...
Baydhabo (Halqaran.com) – Qaar ka mid ah beelaha degga Gobolka Shabellaha Hoose ayaa waxaa la qorsheynayaa inaanan xubno laga siin Baarlamaanka labaad ee loo...
SAWIRRO: DF Somaliya oo si weyn u soo dhaweysay is-beddelka lagu...
Addis Ababa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeyb galay Shir-Madaxeedka joogtada ah ee 13-aad ee IGAD ayaa...
SAWIRRO: Madaxweyne Axmed Madoobe oo Nairobi kula kulmay Safiirka Denmark ee...
Nairobi (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo booqasho ku joogga Magaalada Nairobi ayaa waxa xalay kula kulmay Safiirka...
XOG + AKHRISO: Toddobo qodob oo hor-taagan in doorasho qof iyo...
Muqdisho (Halqaran.com) - Masuuliyiinta dowladda federaalka Soomaaliya ayaa wada qorshe ay doonayaan in dalka ay uga qabsoonto doorasho qof iyo cod ah, markii lagaaro...
TOP NEWS: SOMALIYA oo maanta mar kale dib u bilowday mashruuca...
Muqdisho (Halqaran.com) - Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa Arbacadii maanta dib u bilowday dhoofinta mooska loo iib-geeynayo dalka dibaddiisa.
Wasiirka Beeraha Soomaaliya, Mudane Saciidd...
DAAWO SAWIRRO: Maxaa ka soo baxay Kulankii Xildhibaannada Labada Aqal ay...
Muqdisho (Halqaran.com) - Xildhibaanada Labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Arbacadii maanta kulankoodii saddexaad ku yeesheen Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho.
Wuxuu kooramka kulankii...









