Thursday, July 9, 2026
25.2 C
Mogadishu

Weriye Ahmed Abdi

1065 Articles written
spot_imgspot_img
Wararka Maanta

Madaxweynaha Hirshabelle ‘Waare’ iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beledweyne +(SAWIRRO)

Beledweyne (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Dr Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Axadda maanta waxa ay gaareen magaalada Beledweyne ee Xarunta...

Faah-faahin iyo khasaarihii ka dhashay dagaal dhexmaray ciidanka booliska iyo Militariga Somaliya

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa warar dheeraad ah ka soo baxaya Khasaarihii ka dhashay dagaal Ciidamada Booliska iyo Militariga ku dhexmaray Degmada Wadajir ee Gobolkaan...

Kheyre oo amray wasaarada maaliyada fududeynta qarashaadka ka hor-tagga fatahaadda Beledweyne

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa Wasaaradda Maaliyadda faray fududeynta kharashaadka ku baxaya dadaallada looga hortagayo fatahaadda Beledweyne...

Booliska Galmudug oo beeniyay in xubno ka tirsan Al-Shabaab laga sii daayay Xabsiga Dhuusamareeb

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka booliska Galmudug Gashaanle Sare Cabdikariim Xuseen Macalin ayaa si cad u beeniyay hadalkii taliyaha Ciidanka Booliska Dhuusamareeb ee ku...
Wararka Maanta
Weriye Ahmed Abdi

XOG XASAASI + AKHRISO: Dowladda Soomaaliya oo Itoobiya u adeegsaneysa Doorashada...

Muqdisho (Halqaran.com)  - Xisbiga Wadajir oo kamid ah Xisbiyadda Siyaasadeed ee dalka ka jira ayaa ka hor yimid Faragalinta Dowladda Ethopia ee Arrimaha Dowladd...
Weriye Ahmed Abdi

Maxaa ka jira in Puntland ay Xabsiga Boosaaso ku xirtay Nabaddoono...

Boosaaso (Halqaran.com) - Puntland ayaa xabsiga u taxaabtay laba Nabaddoon oo ka mid ahaay Odayaasha Dhaqanka Magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari. Nabadoonadan oo mid ka...
Weriye Ahmed Abdi

Uganda: ”Ka bixista AMISOM Somaliya yaan lagu xirin waqti, ee xaaladda...

Muqdisho (Halqaran.com) - Dowladda Uganda ayaa mar kale ka digtay in waqtiga loo qabtay Amisom in ay kaga baxdo Soomaaliya uu noqdo mid kama...
Weriye Ahmed Abdi

AKHRISO: Liiska Odayaasha soo xulaya baarlamaanka cusub ee Galmudug oo la...

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Guddiga farsamada ee dhismaha Maamulka Galmudug ayaa waxaa lagu wareejiyay liiska Odayaasha Dhaqanka ee soo xulaya Baarlamaanka cusub ee Galmudug. Wasaaradda Arrimaha...
Weriye Ahmed Abdi

Madaxweyne Farmaajo oo maanta dib ugu soo laabtay dalka, kaddib markii...

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa dalka dib ugu soo laabtay kaddib markii magaalada Addis...
Weriye Ahmed Abdi

UPDATE: Ciidamada Militariga Itoobiya oo ku sii qul-qulaya magaalada Dhuusamareeb (Maxaa...

Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya magaalada Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Ciidamada Militariga Itoobiya oo aan qayb ka ahayn Xoogaga...