
Madaxweynaha Hirshabelle ‘Waare’ iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beledweyne +(SAWIRRO)
Beledweyne (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Dr Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Axadda maanta waxa ay gaareen magaalada Beledweyne ee Xarunta...

Faah-faahin iyo khasaarihii ka dhashay dagaal dhexmaray ciidanka booliska iyo Militariga Somaliya
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa warar dheeraad ah ka soo baxaya Khasaarihii ka dhashay dagaal Ciidamada Booliska iyo Militariga ku dhexmaray Degmada Wadajir ee Gobolkaan...

Kheyre oo amray wasaarada maaliyada fududeynta qarashaadka ka hor-tagga fatahaadda Beledweyne
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa Wasaaradda Maaliyadda faray fududeynta kharashaadka ku baxaya dadaallada looga hortagayo fatahaadda Beledweyne...

Booliska Galmudug oo beeniyay in xubno ka tirsan Al-Shabaab laga sii daayay Xabsiga Dhuusamareeb
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka booliska Galmudug Gashaanle Sare Cabdikariim Xuseen Macalin ayaa si cad u beeniyay hadalkii taliyaha Ciidanka Booliska Dhuusamareeb ee ku...
Duqa Muqdisho ‘Filish’ oo guddoomiye cusub u magacaabay degmada Shaangaani, kaddib...
Muqdisho (Halqaran.com) - Duqa Magaalada Muqdisho ahna guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa guddoomiye Cusub u Magacaabey degmada Shangaani ee Gobolka...
Boosaaso: Puntland oo Sabab cajiib ah u xirtay Siyaasi caan ah...
Boosaaso (Halqaran.com) – Waxaa magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa xabsi ku yaalla mar kale lagu xiray Siyaasi deegaanada Puntland caan ka ah,...
Shariif Sh. Axmed oo la kulmay Safiirka Mareykanka ee Somaliya‚‘‘Ma aqbali...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Shariif Sheekh Axmed, ayaa Axaddii maanta Magaalada Muqdisho kula kulmay Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya, Donald Yamamoto.
Gudoomiyaha...
Maxaa ka soo baxay kulankii maanta ee Golaha Aqalka sare ay...
Muqdisho (Halqaran.com) - Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ku yeeshay xarunta Aqalka Sare Kulankii 19aad ee Kalfadhiga 6aad ayada oo uu...
Xubno ka tirsan Al-Shabaab oo lagu Dilay Gedo
Baardheere (Halqaran.com) - Saraakiisha Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya ee ka hawlgala Gobolka Gedo, ayaa sheegay inay dileen xubno ka tirsan Al-Shabaab kadib weerar ay...
Xilliga la qabanyo Ciyaarta kama dambeysta ‘Finalka’ degmooyinka gobolka Banaadir oo...
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiya ciyaaraha gobolka Banaadir, Xasan Xaaji Aadan ayaa sheegay in kulanka kama dambeyska ah ee u dhaxeeya degmooyinka Dharkenleey iyo Waaberi...









