
Madaxweynaha Hirshabelle ‘Waare’ iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beledweyne +(SAWIRRO)
Beledweyne (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Dr Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Axadda maanta waxa ay gaareen magaalada Beledweyne ee Xarunta...

Faah-faahin iyo khasaarihii ka dhashay dagaal dhexmaray ciidanka booliska iyo Militariga Somaliya
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa warar dheeraad ah ka soo baxaya Khasaarihii ka dhashay dagaal Ciidamada Booliska iyo Militariga ku dhexmaray Degmada Wadajir ee Gobolkaan...

Kheyre oo amray wasaarada maaliyada fududeynta qarashaadka ka hor-tagga fatahaadda Beledweyne
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa Wasaaradda Maaliyadda faray fududeynta kharashaadka ku baxaya dadaallada looga hortagayo fatahaadda Beledweyne...

Booliska Galmudug oo beeniyay in xubno ka tirsan Al-Shabaab laga sii daayay Xabsiga Dhuusamareeb
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka booliska Galmudug Gashaanle Sare Cabdikariim Xuseen Macalin ayaa si cad u beeniyay hadalkii taliyaha Ciidanka Booliska Dhuusamareeb ee ku...
Faah-faahin cusub oo ku saabsan dagaal khasaare geystay oo maanta ka...
Hiiraan (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin dheeraad ah kasoo baya dagaal culus oo Maanta Deegaanka Ceel-Cadde ee Gobolka Hiiraan ku dhex-maray Ciidamo dadka deegaanka ah...
XOG CUSUB: CCWarsame oo Weerar Afka ah ku qaaday Sheekh Umal,...
Muqdisho (Halqaran.com) - Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir, Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa wuxuu weerar afka ah ku qaaday Sheekh Maxamed Cabdi Umal, ka dib markii uu...
DAAWO VIDEO: Sheekh Umal ‘‘Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur Alle ha u Towbad...
Nairobi (Halqaran.com) - Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo ka mid ah Culima’udiinka Soomaaliyeed ayaa waxaa uu ka hadlay hadalkii doodda badan dhaliyay ee ka...
CAAFIMAADKA: Halista caafimaad ee ‘Cholestrol’ iyo sida looga hor tegi karo
Muqdisho (Halqaran.com) - Cilmi baadhis la sameeyey ayaa ku talisay in ay lagama maarmaan tahay in qofku marka uu gaadho dhawr iyo labaatan jir...
Maxaa ka jira in Dhoobo-Daareed uu kulamo ka dhan Puntland kawado...
Addis Ababa (Halqaran.com) - Guddoomiyihii xilka laga qaaday ee Baarlamanka Puntland, Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhoobo-Daareed), ayaa gaaray magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya.
Dhoobo-Daareed...
Senator Muuse Suudi: ”Shacabka reer Muqdisho waxaa heysata laba dhibaato oo...
Muqdisho (Halqaran.com) - Senator Muuse Suudi Yalaxow, ayaa sheegay dadka reer Muqdisho inay haysato laba dhibaato oo ay ku dhex haysato gudaha magaalada Muqdisho.
Senatorka...









