Thursday, July 9, 2026
25.2 C
Mogadishu

Weriye Ahmed Abdi

1065 Articles written
spot_imgspot_img
Wararka Maanta

Madaxweynaha Hirshabelle ‘Waare’ iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beledweyne +(SAWIRRO)

Beledweyne (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Dr Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Axadda maanta waxa ay gaareen magaalada Beledweyne ee Xarunta...

Faah-faahin iyo khasaarihii ka dhashay dagaal dhexmaray ciidanka booliska iyo Militariga Somaliya

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa warar dheeraad ah ka soo baxaya Khasaarihii ka dhashay dagaal Ciidamada Booliska iyo Militariga ku dhexmaray Degmada Wadajir ee Gobolkaan...

Kheyre oo amray wasaarada maaliyada fududeynta qarashaadka ka hor-tagga fatahaadda Beledweyne

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa Wasaaradda Maaliyadda faray fududeynta kharashaadka ku baxaya dadaallada looga hortagayo fatahaadda Beledweyne...

Booliska Galmudug oo beeniyay in xubno ka tirsan Al-Shabaab laga sii daayay Xabsiga Dhuusamareeb

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka booliska Galmudug Gashaanle Sare Cabdikariim Xuseen Macalin ayaa si cad u beeniyay hadalkii taliyaha Ciidanka Booliska Dhuusamareeb ee ku...
Wararka Maanta
Weriye Ahmed Abdi

DAAWO SAWIRRO: Madaxweyne Farmaajo oo xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha cusub ee...

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee dalka Japan u qaabilsan Soomaaliya. Danjiraha Boqortooyada...
Weriye Ahmed Abdi

DAAWO VIDEO: Madasha Xisbiyada Qaran oo baaris dhab ah dalbatay in...

Muqdisho (Halqaran.com) - Siyaasiyiinta Madasha Xisbiyada Qaran ayaa waxay Dowladda Soomaaliya ka dalbadeen inay baaritaan dhameystiran ku samayso dilkii shalay galab Magaalada Muqdisho loogu...
Weriye Ahmed Abdi

AKHRI: DF Somaliya oo war culus ka soo saartay dilkii Almaas...

Muqdisho (Halqaran.com) - Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxay si kulul u cambaareysay dilkii Almaas Elman loogu gaystay Magaalada Muqdisho, iyadoo aan la garanayn cidda dhabta...
Weriye Ahmed Abdi

XOG XASAASI: Maxaa ka dhalan kara Dilkii Almaas Elman ee loogu...

Muqdisho (Halqaran.com) – Ma sahlano in toogasho ceynkani oo kala ah ay ka dhacdo wadada xiriirisa Xerada Ciidanka Amisom ee Xalane iyo Garoonka Diyaaradaha...
Weriye Ahmed Abdi

Al-Shabaab oo laba nin ku gowracay gobolka Shabeellaha Hoose & dadkii...

Afgooye (Halqaran.coom) - Wararka naga soo gaaraya Gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya in gobolkaasi lagu gowracay laba nin, taasoo argagax ku abuurtay bulshada qaybteeda. Labadan...
Weriye Ahmed Abdi

UPDATE: Maxaa ka soo baxay kulankii Farmaajo, Sheekh Shariif iyo Xasan...

Muqdisho (Halqaran.com) - Magaalada Muqdisho waxaa ku soo geba-gaboobay shir muddo saacado ah uga socday Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweynayaashii hore...