Thursday, July 9, 2026
25.2 C
Mogadishu

Weriye Ahmed Abdi

1065 Articles written
spot_imgspot_img
Wararka Maanta

Madaxweynaha Hirshabelle ‘Waare’ iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beledweyne +(SAWIRRO)

Beledweyne (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Dr Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Axadda maanta waxa ay gaareen magaalada Beledweyne ee Xarunta...

Faah-faahin iyo khasaarihii ka dhashay dagaal dhexmaray ciidanka booliska iyo Militariga Somaliya

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa warar dheeraad ah ka soo baxaya Khasaarihii ka dhashay dagaal Ciidamada Booliska iyo Militariga ku dhexmaray Degmada Wadajir ee Gobolkaan...

Kheyre oo amray wasaarada maaliyada fududeynta qarashaadka ka hor-tagga fatahaadda Beledweyne

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa Wasaaradda Maaliyadda faray fududeynta kharashaadka ku baxaya dadaallada looga hortagayo fatahaadda Beledweyne...

Booliska Galmudug oo beeniyay in xubno ka tirsan Al-Shabaab laga sii daayay Xabsiga Dhuusamareeb

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka booliska Galmudug Gashaanle Sare Cabdikariim Xuseen Macalin ayaa si cad u beeniyay hadalkii taliyaha Ciidanka Booliska Dhuusamareeb ee ku...
Wararka Maanta
Weriye Ahmed Abdi

DAAWO SAWIRRO: Kulan xasaasi ah oo maanta dhexmaray taliska booliska Soomaaliya...

Muqdisho (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya, General Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ayaa wuxuu Magaalada Muqdisho kula kulmay Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya ahna...
Weriye Ahmed Abdi

Almaas Elman oo maanta lagu toogtay gudaha xarunta Xalane ee Muqdisho

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa maanta xeradaha ciidamada AMISOM ee Xalane lagu dilay gabar lagu magacaabi jiray Almaas Elman Cali, sida ay sheegeen dad goobjoog...
Weriye Ahmed Abdi

Dagaal Khasaare geystay oo maanta ka dhacay Ex-Kontrool Afgooye & Khasaare...

Afgooye (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya duleedka Magaalada Muqdisho, gaar ahaan Xerada Asluubta iyo Agagaarka Ex Control Afgooye ayaa waxay ay sheegayaan, in uu...
Weriye Ahmed Abdi

Shirkii looga hadlayay dhammeystirka dastuurka KMG oo lagu soo gabagabeeyay Muqdisho

Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda Dastuurka Xukuumadda Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho ku soo gabagabeysay shir wadatashi ah oo ku saabsan dhammeystirka Dastuurka KMG ah kaas oo ay...
Weriye Ahmed Abdi

Kooxo hubeysan oo weerar ku dilay shaqaale ka tirsan Jaamacad ku...

Mombasa (Halqaran.com) - Booliska Gobolka Xeebta ah ee dalka Kenya ayaa sheegay in laba ka mid ah shaqaale Jaamacadeed ay ku dhinteen kaddib markii...
Weriye Ahmed Abdi

DAAWO SAWIRRO: RW Xasan Cali Kheyre oo Caawa dalka dib ugu...

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre oo caawa dib ugu soo laabtay dalka kadib safarradii shaqo ee wadamada...