Thursday, July 9, 2026
25.2 C
Mogadishu

Weriye Ahmed Abdi

1065 Articles written
spot_imgspot_img
Wararka Maanta

Madaxweynaha Hirshabelle ‘Waare’ iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beledweyne +(SAWIRRO)

Beledweyne (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Dr Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Axadda maanta waxa ay gaareen magaalada Beledweyne ee Xarunta...

Faah-faahin iyo khasaarihii ka dhashay dagaal dhexmaray ciidanka booliska iyo Militariga Somaliya

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa warar dheeraad ah ka soo baxaya Khasaarihii ka dhashay dagaal Ciidamada Booliska iyo Militariga ku dhexmaray Degmada Wadajir ee Gobolkaan...

Kheyre oo amray wasaarada maaliyada fududeynta qarashaadka ka hor-tagga fatahaadda Beledweyne

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa Wasaaradda Maaliyadda faray fududeynta kharashaadka ku baxaya dadaallada looga hortagayo fatahaadda Beledweyne...

Booliska Galmudug oo beeniyay in xubno ka tirsan Al-Shabaab laga sii daayay Xabsiga Dhuusamareeb

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka booliska Galmudug Gashaanle Sare Cabdikariim Xuseen Macalin ayaa si cad u beeniyay hadalkii taliyaha Ciidanka Booliska Dhuusamareeb ee ku...
Wararka Maanta
Weriye Ahmed Abdi

Faah-faahin ku saabsan khasaaraha dagaalkii ka dhacay Calamada & Wararkii ugu...

Calamada (Halqaran.coom) – Waxaa faah-faahin dheeraad ah ka soo baxaya Khasaaraha dhimashada iyo midka dhaawaca ee ka dhashay dagaal Ciidamada Al-Shabaab ay ku qaadeen...
Weriye Ahmed Abdi

Ma runbaa in mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Baledxaawo ay isku dhiibeen...

Baledxaawo (Halqaran.com) - Ururka Al-Shabaab ayaa sheegay inay isku soo dhiibeen qaar ka mid ah maamulka Gedo ee Koonfurta Soomaaliya, sida laga baahiyay Warbaahinta...
Weriye Ahmed Abdi

SAWIRRO: Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka gaashaandhiga oo tagay Awdheegle (Ogow Ujeedka)

Awdheegle (Halqaran.com) - Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Maxamed (Amar-dambe) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta waxaa ay gaareen degmada Awdheegle ee...
Weriye Ahmed Abdi

DAAWO SAWIRRO: Madaxweyne Axmed Madoobe oo Digniin u jeediyay agaasimayaasha Jubbaland

Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa caawa kulan la qaatey agaasimayaasha wasaaradaha iyo gudoonka gudiga shaqada iyo shaqaalaha...
Weriye Ahmed Abdi

WAR DEG DEG: Dagaal xooggan oo hadda ka socda deegaanka Calamada...

Calamada (Halqaran.com) – Warar goor-dhow soo gaaray xafiiska warqabadka Halqaran.com, ayaa sheegaya, in deegaanka Calamada oo ka tirsan gobolka Shabeellaha hoose uu hadda ka...
Weriye Ahmed Abdi

XOG XASAASI: Maxaa ka jira in Madaxda Qaranka ay qorsheynayaan inay...

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxda Dowladda Soomaaliya iyo Siyaasiyiinta Madasha Xisbiyada Qaran ayaa waxaa lagu wadaa inay kulan ku yeeshaan Magaalada Muqdisho, si loo dejiyo...