Thursday, July 9, 2026
25 C
Mogadishu

Weriye Ahmed Abdi

1065 Articles written
spot_imgspot_img
Wararka Maanta

Madaxweynaha Hirshabelle ‘Waare’ iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beledweyne +(SAWIRRO)

Beledweyne (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Dr Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Axadda maanta waxa ay gaareen magaalada Beledweyne ee Xarunta...

Faah-faahin iyo khasaarihii ka dhashay dagaal dhexmaray ciidanka booliska iyo Militariga Somaliya

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa warar dheeraad ah ka soo baxaya Khasaarihii ka dhashay dagaal Ciidamada Booliska iyo Militariga ku dhexmaray Degmada Wadajir ee Gobolkaan...

Kheyre oo amray wasaarada maaliyada fududeynta qarashaadka ka hor-tagga fatahaadda Beledweyne

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa Wasaaradda Maaliyadda faray fududeynta kharashaadka ku baxaya dadaallada looga hortagayo fatahaadda Beledweyne...

Booliska Galmudug oo beeniyay in xubno ka tirsan Al-Shabaab laga sii daayay Xabsiga Dhuusamareeb

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka booliska Galmudug Gashaanle Sare Cabdikariim Xuseen Macalin ayaa si cad u beeniyay hadalkii taliyaha Ciidanka Booliska Dhuusamareeb ee ku...
Wararka Maanta
Weriye Ahmed Abdi

Guddoomiyaha cusub ee Baarlamaanka Puntland oo maanta la doortay

Garoowe (Halqaran.com) - Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Puntland ayaa Khamiistii maanta waxa ay doorteen Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Puntland. Doorasho qaadatay laba wareeg ayaa lagu doortay Gudoomiyaha...
Weriye Ahmed Abdi

Waa kuma Afhayeenka cusub ee Wasaaradda Warfaafinta ee uu magacaabay Wasiir...

Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Federalka Somaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa wuxuu magacaabay afhayeenka Wasaaradda Warfaafinta Somaliya. Digreeto ka soo baxday xafiiska Wasiirka...
Weriye Ahmed Abdi

Madaxweyne Farmaajo: ”Dowladeena waxa ay ka socon la’dahay Siyaasiyiin shaqo doon...

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Maxamed Cabdilaahi Maxamed (Farmaajo), ayaa hadalo kulul ku weeraray Siyaasiyiinta Dhalishan Maamulkiisa. Mar uu la hadlayay ganacsatada Soomaaliyeed ee...
Weriye Ahmed Abdi

Ma Run baa in Hub lagala baxsaday wasaaradda Gaashaandhigga Somaliya

Muqdisho (Halqaran.com) - Taliska Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa si Kulul u beeniyay warar la isla dhexmarayay oo ku aadan in hub lagala baxsaday...
Weriye Ahmed Abdi

Maxaa ka ogtahay Ujeedka booqashadii qarsoodiga aheyd ee taliyaha sirdoonka Nigeria...

Muqdisho  (Halqaran.com) - Taliyaha Sirdoonka dalka Nigeria Axmed Rufaaci, ayaa booqasho qarsoodi ah ku yimid Magaaladda Muqdisho. Booqashadaan ayaa qaadan doonta muddo labo maalin ah,...
Weriye Ahmed Abdi

DAAWO SAWIRRO: Laba Nin Al-Shabaab oo maanta Askari ku toogtay Muqdisho...

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa galabta saldhiga booliska ee degmada Wadajir ee gobolka Banaadir lagu soo bandhigay laba nin oo dhallinyaro ah oo Arbacadii maanta...