Friday, July 10, 2026
25 C
Mogadishu

Weriye Ahmed Abdi

1065 Articles written
spot_imgspot_img
Wararka Maanta

Madaxweynaha Hirshabelle ‘Waare’ iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beledweyne +(SAWIRRO)

Beledweyne (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Dr Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Axadda maanta waxa ay gaareen magaalada Beledweyne ee Xarunta...

Faah-faahin iyo khasaarihii ka dhashay dagaal dhexmaray ciidanka booliska iyo Militariga Somaliya

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa warar dheeraad ah ka soo baxaya Khasaarihii ka dhashay dagaal Ciidamada Booliska iyo Militariga ku dhexmaray Degmada Wadajir ee Gobolkaan...

Kheyre oo amray wasaarada maaliyada fududeynta qarashaadka ka hor-tagga fatahaadda Beledweyne

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa Wasaaradda Maaliyadda faray fududeynta kharashaadka ku baxaya dadaallada looga hortagayo fatahaadda Beledweyne...

Booliska Galmudug oo beeniyay in xubno ka tirsan Al-Shabaab laga sii daayay Xabsiga Dhuusamareeb

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka booliska Galmudug Gashaanle Sare Cabdikariim Xuseen Macalin ayaa si cad u beeniyay hadalkii taliyaha Ciidanka Booliska Dhuusamareeb ee ku...
Wararka Maanta
Weriye Ahmed Abdi

DEG DEG: Weerar Khasaare geystay oo jidgal ah oo caawa lagu...

Afgooye (Halqaran.com) – Wararka goor-dhow caawa na soo gaaraya ayaa sheegaya, in kolonyo ay la socdeen ciidanka Nabad Ilaalinta Midowga Afrika caawa lagu weeraray...
Weriye Ahmed Abdi

XOG CUSUB: Ra’iisul wasaarihii hore ee Somaliya ‘Geedi‘ oo jawaab kulul...

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geedi ayaa dareen ka muujiyay farriintii dhiilada xambaarsaneyd ee Axadii ka soo yeertay...
Weriye Ahmed Abdi

DAAWO SAWIRRO: Madaxweyne Farmaajo oo maanta si diiran loogu soo dhaweeyay...

Nairobi (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray caasimadda Nairobi ee dalka Kenya. Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa...
Weriye Ahmed Abdi

Duqa Baledweyne oo ka hadashay dadka weli lagu la’yahay fatahaadaha Baledweyne

Baledweyne (Halqaran.com) - Duqa Magaalada Baledweyne, Safiya Xasan Sheekh Cali Jimcaale ayaa waxay maanta sheegtay inay jiraan dad lagu la’yahay fatahaadaha ka jira Magaalada...
Weriye Ahmed Abdi

CCWarsame oo weeraray ku qaaday Taliyaha Ciidamada Asluubta Soomaaliyeed (Ogow Sababta)!

Muqdisho (Halqaran.com) - Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir,  ayaa waxaa uu weeraray General Mahad Cabdiraxmaan Aadan, Taliyaha Ciidamada Asluubta Soomaaliyeed. Taliyaha ayaa wuxuu sheegay...
Weriye Ahmed Abdi

DAAWO SAWIRRO: Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo maanta tagay degmada Waajid ee...

Waajid (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa isniintii maanta gaaray degmada Waajid ee Gobolka Bakool, halkaas oo...