Friday, July 10, 2026
25 C
Mogadishu

Weriye Ahmed Abdi

1065 Articles written
spot_imgspot_img
Wararka Maanta

Madaxweynaha Hirshabelle ‘Waare’ iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beledweyne +(SAWIRRO)

Beledweyne (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Dr Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Axadda maanta waxa ay gaareen magaalada Beledweyne ee Xarunta...

Faah-faahin iyo khasaarihii ka dhashay dagaal dhexmaray ciidanka booliska iyo Militariga Somaliya

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa warar dheeraad ah ka soo baxaya Khasaarihii ka dhashay dagaal Ciidamada Booliska iyo Militariga ku dhexmaray Degmada Wadajir ee Gobolkaan...

Kheyre oo amray wasaarada maaliyada fududeynta qarashaadka ka hor-tagga fatahaadda Beledweyne

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa Wasaaradda Maaliyadda faray fududeynta kharashaadka ku baxaya dadaallada looga hortagayo fatahaadda Beledweyne...

Booliska Galmudug oo beeniyay in xubno ka tirsan Al-Shabaab laga sii daayay Xabsiga Dhuusamareeb

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka booliska Galmudug Gashaanle Sare Cabdikariim Xuseen Macalin ayaa si cad u beeniyay hadalkii taliyaha Ciidanka Booliska Dhuusamareeb ee ku...
Wararka Maanta
Weriye Ahmed Abdi

Al-Shabaab oo isaga baxay deegaanno ka tirsan Mudug & Wararkii ugu...

Xarardheere (Halqaran.com) – Ururka Al-Shabaab ayaa lagu soo warramayaa inay isaga baxeen deegaanno ka tirsan Gobolka Mudug, sida Saraakiil ay sheegeen. Saraakiil ka tirsan Ciidanka...
Weriye Ahmed Abdi

XOG: Shariif Sh. Axmed ‘‘Wallaahi waan ka bixineynaa DFS Muqdisho, haddii...

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa si kulul u eedeeyey dowladda Federaalka iney isku dayday carqaladeynta safar...
Weriye Ahmed Abdi

LAYAABKA DAAWO SAWIRO: Dal soo saaray Khamri loo bixiyay Somaliya &...

China (Halqaran.com) - Khamri loogu magac daray Soomaaliya ayaa lagu arkay suuqyada dalka Shiinaha, iyadoo si caadi ah looga iibinayo dadka isticmaala. Khamrigan oo ay...
Weriye Ahmed Abdi

Ra’iisul wasaare ‘Kheyre’ oo galabta u ambabaxay dalka Faransiiska (Ogow Ujeedka...

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre ayaa Axaddii galabta u safray dalka Fanasiiska oo uu uga qayb gelayo shirka...
Weriye Ahmed Abdi

DAAWO SAWIRRO: Shariif Sh. Axmed iyo Wafdigiisa oo ugu dambeyn goor-dhow...

Baledweyne (Halqaran.com) – Waxaa goor-dhow magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan gaaray, wafdigii uu hoggaaminayay guddoomiyaha xisbiga Madasha Qaran, Shariif Sheekh Axmed. Shariif iyo Wafdigiisa...
Weriye Ahmed Abdi

DEG DEG: Wafdigii Shariif Sh. Axmed oo loo fasaxay inay ka...

Muqdisho (Halqaran.com) – Saacado kaddib markii lagu xanibay Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde Wafdi ay hoggaaminayaan Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Shariif...