Wednesday, January 14, 2026
28.9 C
Mogadishu

Waa kuma Afhayeenka cusub ee Wasaaradda Warfaafinta ee uu magacaabay Wasiir Maareeye?

Muqdisho (Halqaran.com) – Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Federalka Somaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa wuxuu magacaabay afhayeenka Wasaaradda Warfaafinta Somaliya.

Digreeto ka soo baxday xafiiska Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Somaliya ayaa lagu sheegay in Ismaaciil Muqtaar Oronjo loo magacaabay Afhayeenka Wasaaradda Warfaafinta.

Digreetada ayaa lagu cadeeyay baahida loo qabo in Wasaaradda ay yeelato Afhayeen, islamarkaana ka warbixiya shaqooyinka dowladda & hawlgalada Ciidamada ay qabtaan.

Oronjo oo horay uga tirsanaay Wasaaradda Warfaafinta Somaliya ayaa wuxuu soo noqday Gudoomiyihii Degmada Xamar Jajab balse xilkaasi laga qaaday.

Halka hoose ka akhriso digreetada:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...