magacaabay
Waa kuma Afhayeenka cusub ee Wasaaradda Warfaafinta ee uu magacaabay Wasiir...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Federalka Somaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa wuxuu magacaabay afhayeenka Wasaaradda Warfaafinta Somaliya.
Digreeto ka soo baxday xafiiska Wasiirka...
Maxay qaban doonaan guddiga cusub ee uu magacaabay M/weynaha Puntland?
Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa magacaabay guddi u qaabilsan dabagalka hirgelinta fursadaha maalgashi iyo shirkadaha maalgashi ee Puntland.
Guddigan...
UPDATE: Waa kuma Guddoomiyaha Cusub ee uu Madaxweyne Farmaajo u magacaabay...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Duqa Muqdisho u magacaabay Mudane Cumar Maxamuud Maxamed...






