
Madaxweynaha Hirshabelle ‘Waare’ iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beledweyne +(SAWIRRO)
Beledweyne (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Dr Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Axadda maanta waxa ay gaareen magaalada Beledweyne ee Xarunta...

Faah-faahin iyo khasaarihii ka dhashay dagaal dhexmaray ciidanka booliska iyo Militariga Somaliya
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa warar dheeraad ah ka soo baxaya Khasaarihii ka dhashay dagaal Ciidamada Booliska iyo Militariga ku dhexmaray Degmada Wadajir ee Gobolkaan...

Kheyre oo amray wasaarada maaliyada fududeynta qarashaadka ka hor-tagga fatahaadda Beledweyne
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa Wasaaradda Maaliyadda faray fududeynta kharashaadka ku baxaya dadaallada looga hortagayo fatahaadda Beledweyne...

Booliska Galmudug oo beeniyay in xubno ka tirsan Al-Shabaab laga sii daayay Xabsiga Dhuusamareeb
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka booliska Galmudug Gashaanle Sare Cabdikariim Xuseen Macalin ayaa si cad u beeniyay hadalkii taliyaha Ciidanka Booliska Dhuusamareeb ee ku...
SAWIRRO: Sareeye guuto Kaniif oo maanta kormeeray Saldhiga booliska ee gobolka...
Gaalkacyo (Halqaran.com) - Taliye kuxigeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, S/guuto Cismaan Maxamed Cabdullaahi (Kaniif) oo hawlo shaqo u jooggo Magaalada Gaalkacyo ayaa maanta kormeeray Saldhiga...
Duqeyn khasaare geysatay oo galabta ka dhacday gobolka Shabeellaha hoose &...
Sh/Hoose (Halqaran.com) - Wararka naga soo gaaraya Gobolka Shabellaha hoose, ayaa sheegaya in galabta maanta duqeyn ay ka dhacday Magaalada Kuunya Barow oo ka...
XOG CUSUB: Maxay DF Somaliya kaga jawaabtay muddo kordhinta xayiraadda Hubka...
Muqdisho (Halqaran.com) – DF Soomaaliya ayaa ka hadashay go’aanka Golaha Amaanka ee Qaramadda Midoobay ee waqtiga loogu kordhiyay Xayiraada hubka ee saaran Soomaaliya.
Cabdi Siciid...
DEG DEG: Taliyihii NISA ee gobolka Mudug oo Caawa lagu dilay...
Gaalkacyo (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya, in caawa magaalada lagu dilay taliyhii hay’adda nabad sugidda ee gobolka Mudug Xaashi...
Guddoomiyaha Maxkamadda ciidanka Qalabka Sida oo maanta tagey magaalad Gaalkacyo +...
Gaalkacyo (Halqaran.com) - Korneyl Xasan Cali Nuur (Shuute), gudoomiyaha Maxkamadda Darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka Sida, iyo xubno uu horkacayo ayaa maanta gaaray Magaalada...
DF Soomaaliya oo war ka soo saartay Ayax ku dagay qaar...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda Beeraha Soomaaliya ayaa war ka soo saartay Ayax ku dagay qaar ka mid ah gobollada dalka iyadoo wasiirka wasaaraddasi uu...









