
Madaxweynaha Hirshabelle ‘Waare’ iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beledweyne +(SAWIRRO)
Beledweyne (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Dr Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Axadda maanta waxa ay gaareen magaalada Beledweyne ee Xarunta...

Faah-faahin iyo khasaarihii ka dhashay dagaal dhexmaray ciidanka booliska iyo Militariga Somaliya
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa warar dheeraad ah ka soo baxaya Khasaarihii ka dhashay dagaal Ciidamada Booliska iyo Militariga ku dhexmaray Degmada Wadajir ee Gobolkaan...

Kheyre oo amray wasaarada maaliyada fududeynta qarashaadka ka hor-tagga fatahaadda Beledweyne
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa Wasaaradda Maaliyadda faray fududeynta kharashaadka ku baxaya dadaallada looga hortagayo fatahaadda Beledweyne...

Booliska Galmudug oo beeniyay in xubno ka tirsan Al-Shabaab laga sii daayay Xabsiga Dhuusamareeb
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka booliska Galmudug Gashaanle Sare Cabdikariim Xuseen Macalin ayaa si cad u beeniyay hadalkii taliyaha Ciidanka Booliska Dhuusamareeb ee ku...
DHAGEYSO: Xeer ilaaliyaha Qaranka oo Arrin halis ah ka sheegay Dacwadda...
Muqdisho (Halqaran.com) - Axmed Cali Daahir oo ah xeer ilaaliyaha Qaranka ayaa sheegay in Maxkamadda caalamiga ah ee cadaaladda ay ka bilaaban doonto 9...
DAAWO SAWIRRO: Guddiga Diyaarinta Sharciga Doorashooyinka oo Maanta la kumay Madaxda...
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddiga Diyaarinta Sharciga Doorashooyinka Qaranka ayaa Tallaadadii maanta Magaalada Muqdisho kula kulmeen Madaxda UNSOM, qaybteeda IESG (Integrated Electoral Support Office).
Guddigan oo...
XOG XASAASI: Heshiiskii ay wada galeen Ahlu Sunna iyo DF Somaliya...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) – War-saxaafadeed ka soo baxay Madaxa Xukuumadda Galmudug, Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa lagu sheegay inuu burburay heshiiskii Dowladda Federalka Soomaaliya...
DAAWO SAWIRRO: RW Kheyre oo maanta kormeeray Bangiga Dhexe ee Somaliya,...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisl wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, Xasan Cali Khayre ayaa waxa uu Tallaadadii maanta kormeer ku tagey Xarunta Bankiga Dhexe ee Magaalada Muqdisho.
Mr....
LA OGAADAY: Ma Dhabbaa in Ciidamada loo tababaro DF Soomaaliya ay...
Muqdisho (Halqaran.com) - Dowladda Uganda ayaa ka digtay in Ciidamada AMISOM laga saaro Soomaaliya iyada oo sheegtay in guulaha AMISOM ay fashil ku dhamman...
Al-Shabaab oo markii ugu horreysay ka hadashay Saddexda Madaxweyne ee lagu...
Kismaayo (Halqaran.com) - Hoggaanka maleeshiyaadka Ururka Al-Shabaab, ayaa war ka soo saaray seddexdii Madaxweyne ee Khamiistii aynu soo dhaafnay lagu doortay magaaladda Kismaayo.
Isagoo Wareysi...









