Wednesday, July 8, 2026
25.2 C
Mogadishu

Weriye Ahmed Abdi

1065 Articles written
spot_imgspot_img
Wararka Maanta

Madaxweynaha Hirshabelle ‘Waare’ iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beledweyne +(SAWIRRO)

Beledweyne (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Dr Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Axadda maanta waxa ay gaareen magaalada Beledweyne ee Xarunta...

Faah-faahin iyo khasaarihii ka dhashay dagaal dhexmaray ciidanka booliska iyo Militariga Somaliya

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa warar dheeraad ah ka soo baxaya Khasaarihii ka dhashay dagaal Ciidamada Booliska iyo Militariga ku dhexmaray Degmada Wadajir ee Gobolkaan...

Kheyre oo amray wasaarada maaliyada fududeynta qarashaadka ka hor-tagga fatahaadda Beledweyne

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa Wasaaradda Maaliyadda faray fududeynta kharashaadka ku baxaya dadaallada looga hortagayo fatahaadda Beledweyne...

Booliska Galmudug oo beeniyay in xubno ka tirsan Al-Shabaab laga sii daayay Xabsiga Dhuusamareeb

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka booliska Galmudug Gashaanle Sare Cabdikariim Xuseen Macalin ayaa si cad u beeniyay hadalkii taliyaha Ciidanka Booliska Dhuusamareeb ee ku...
Wararka Maanta
Weriye Ahmed Abdi

DAAWO WAREYSI: Siyaasi Salaad Cali Jeelle oo si cajiib leh uga...

Muqdisho (Halqaran.com) – Siyaasi Salaad Cali Jeelle oo wareysi gaar ah siiyay telefeshinka Somali Cable TV ayaa si cajiib ah uga hadlay arrimo badan...
Weriye Ahmed Abdi

AKHRI – WARBIXIN XIISO LEH: Maxaa u diiday Haweenka Soomaaliyeed hoggaanka...

Muqdisho (Halqaran.com) - Haweenka Soomaaliyeed waa in ka badan kala bar bulshada Soomaaliyeed, waxay kaalin muhiim ah ka qaataan dhammaan qeybaha nolosha ee kala...
Weriye Ahmed Abdi

DHAGEYSO: Cabdi Qaybdiid oo Afka furtay, eedeynna ujeediyay Madaxda DF Somaliya...

Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Guddiga Madaxa banaan ee dib u eegista Dastuurka Senator Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) ayaa maanta eedeyn waxaa uu u jeediyay...
Weriye Ahmed Abdi

XOG AKHRI: Maxay ka dhigan tahay Xilka cusub ee maanta RW...

Muqdisho (Halqaran.com) – Raii‘sul Wasaaraha xukuumadda  Soomaaliya, Xasan Cali Khayre ayaa xil cusub u magacaabay Sareeyo Guud Bashiir Maxamed Jaamac. Bashiir Maxamed Jaamac ayaa khamiistii...
Weriye Ahmed Abdi

WAR DEG DEG: Booliska DFS oo Xubno sare oo ka tirsan...

Muqdisho (Halqaran.com) – Warar ay helayso warbaahinta Halqaran.com ayaa sheegaya, in goor-dhow xarunta Gobolka Banaadir saddex ruux oo ka mid ah Shaqaalaha Gobolka Banaadir...
Weriye Ahmed Abdi

UPDATE: Madaxweyne Farmaajo oo maanta safar ugu ambabaxay dalka Japan, waa...

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u amba-baxay dalka Japan oo uu ka furmayo Shir...