
Madaxweynaha Hirshabelle ‘Waare’ iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beledweyne +(SAWIRRO)
Beledweyne (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Dr Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Axadda maanta waxa ay gaareen magaalada Beledweyne ee Xarunta...

Faah-faahin iyo khasaarihii ka dhashay dagaal dhexmaray ciidanka booliska iyo Militariga Somaliya
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa warar dheeraad ah ka soo baxaya Khasaarihii ka dhashay dagaal Ciidamada Booliska iyo Militariga ku dhexmaray Degmada Wadajir ee Gobolkaan...

Kheyre oo amray wasaarada maaliyada fududeynta qarashaadka ka hor-tagga fatahaadda Beledweyne
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa Wasaaradda Maaliyadda faray fududeynta kharashaadka ku baxaya dadaallada looga hortagayo fatahaadda Beledweyne...

Booliska Galmudug oo beeniyay in xubno ka tirsan Al-Shabaab laga sii daayay Xabsiga Dhuusamareeb
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka booliska Galmudug Gashaanle Sare Cabdikariim Xuseen Macalin ayaa si cad u beeniyay hadalkii taliyaha Ciidanka Booliska Dhuusamareeb ee ku...
DAAWO VIDEO: Madaxweyne Xaaf oo ka hor yimid qaabka ay DF...
Hobyo (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Galmudug, Mudane Axmed Ducaale Xaaf oo ka hadlayay magaalada Hobyo ayaa shaaca ka qaaday, in ay wali jirto rajo...
DHAGEYSO: 40 qof oo muhaajiriin oo ay Soomaali ku jirto oo...
Libya (Halqaran.com) - Ilaa 40 qof oo muhaajiriin ah ayaa la la’yahay in kastoo laga cabsi qabo inay dhinteen kadib markii doontii ay la...
WARBIXIN: Carruurtii 500 oo sano ka hor ay waalidiintooda dileen iyagoo...
Peru (Halqaran.com) - Khubarada ku xeel dheer culuumta dhulka ee waddanka Peru ayaa soo saaray wax la aaminsan yahay inay tahay tiradii ugu badneyd...
DAAWO SAWIRRO: Madaxweyne Farmaajo oo qeyb-galay furitaanka Madasha Iskaashiga Afrika iyo...
Japan (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qeyb galay furitaanka Meertada 7aad ee Madasha Iskaashiga Afrika iyo Japan oo...
Wararkii ugu dambeeyay banaanbaxyo Ahlu Sunna iyo DF Somaliya lagu kala...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Waxaa maanta magaalada Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud ka dhacay laba Banaanbax oo iska soo horjeeda.
Banaanbaxyada ayaa waxaa dhigaayay dad kala taageersan...
UPDATE: Odayaasha beesha degta Dhuusamareeb oo go’aan ka soo saaray xiisada...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Kulan xasaasi ah oo ay isugu yimaadeen odayaasha dhaqanka beesha degta Gurceel iyo Dhuusamareeb ayaa lagu soo gaba gabeeyey magaalada Dhuusamareeb.
Kulan...









