Wednesday, July 8, 2026
25 C
Mogadishu

Weriye Ahmed Abdi

1065 Articles written
spot_imgspot_img
Wararka Maanta

Madaxweynaha Hirshabelle ‘Waare’ iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beledweyne +(SAWIRRO)

Beledweyne (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Dr Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Axadda maanta waxa ay gaareen magaalada Beledweyne ee Xarunta...

Faah-faahin iyo khasaarihii ka dhashay dagaal dhexmaray ciidanka booliska iyo Militariga Somaliya

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa warar dheeraad ah ka soo baxaya Khasaarihii ka dhashay dagaal Ciidamada Booliska iyo Militariga ku dhexmaray Degmada Wadajir ee Gobolkaan...

Kheyre oo amray wasaarada maaliyada fududeynta qarashaadka ka hor-tagga fatahaadda Beledweyne

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa Wasaaradda Maaliyadda faray fududeynta kharashaadka ku baxaya dadaallada looga hortagayo fatahaadda Beledweyne...

Booliska Galmudug oo beeniyay in xubno ka tirsan Al-Shabaab laga sii daayay Xabsiga Dhuusamareeb

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka booliska Galmudug Gashaanle Sare Cabdikariim Xuseen Macalin ayaa si cad u beeniyay hadalkii taliyaha Ciidanka Booliska Dhuusamareeb ee ku...
Wararka Maanta
Weriye Ahmed Abdi

UPDATE: Meydka Wiil dhallinyaro ah oo la la’aa oo laga helay...

Muqdisho (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya Xeebta Jazeera ee duleedka dhanka Koonfureed ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya, in subixii Axadda maanta halkaasi laga...
Weriye Ahmed Abdi

XOG CUSUB: Ciidamo kale oo AMISOM oo maanta ku wajahan Dhuusamareeb...

Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Sida wararka aynu ku haleyno waxaa magaalada Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud la soo sheegayaa in maanta ay magaaladaasi ku wajahan yihiin...
Weriye Ahmed Abdi

DAAWO MUUQAAL: Haweeney Xabsiga ku dhex dhashay kaligeed xilli la soo...

https://youtu.be/oPsGxuDHyys
Weriye Ahmed Abdi

UPDATE: Maxaa ka ogtahay sababta ay DF Somaliya garoonka Aadan Cadde...

Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Amniga Jubbaland, Cabdirashiid Xasan Cabdinuur (Janan) ayaa waxaa Sabtidii maanta lagu xiray Magaalada Muqdisho, xilli uu ka mid Magaalada Kismaayo,...
Weriye Ahmed Abdi

DAAWO SAWIRRO: Guddoomiye Cumar Finish oo maanta kulan muhiim ah la...

Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Finish) ayaa Sabtidi maanta kulan gaar ah la qaatay...
Weriye Ahmed Abdi

XOG: ”Waxa ka socda Dhuusamareeb waa Afduub, ee wax dib u...

Galgaduud (Halqaran.com) - Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa lagu eedeeyay inay qalqal-gelin dhanka ammaanka ah ka wado Magaalada Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud oo...