Wednesday, July 8, 2026
25 C
Mogadishu

Weriye Ahmed Abdi

1065 Articles written
spot_imgspot_img
Wararka Maanta

Madaxweynaha Hirshabelle ‘Waare’ iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beledweyne +(SAWIRRO)

Beledweyne (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Dr Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Axadda maanta waxa ay gaareen magaalada Beledweyne ee Xarunta...

Faah-faahin iyo khasaarihii ka dhashay dagaal dhexmaray ciidanka booliska iyo Militariga Somaliya

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa warar dheeraad ah ka soo baxaya Khasaarihii ka dhashay dagaal Ciidamada Booliska iyo Militariga ku dhexmaray Degmada Wadajir ee Gobolkaan...

Kheyre oo amray wasaarada maaliyada fududeynta qarashaadka ka hor-tagga fatahaadda Beledweyne

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa Wasaaradda Maaliyadda faray fududeynta kharashaadka ku baxaya dadaallada looga hortagayo fatahaadda Beledweyne...

Booliska Galmudug oo beeniyay in xubno ka tirsan Al-Shabaab laga sii daayay Xabsiga Dhuusamareeb

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka booliska Galmudug Gashaanle Sare Cabdikariim Xuseen Macalin ayaa si cad u beeniyay hadalkii taliyaha Ciidanka Booliska Dhuusamareeb ee ku...
Wararka Maanta
Weriye Ahmed Abdi

XOG XASAASI: Odayaasha Cadaado oo kulan xasaasi ah isugu yimid, mowqifna...

Cadaado (Halqaran.com) - Odayaasha Dhaqanka ee Magaalada Cadaado ayaa waxay maanta kulan xasaasi ah ay ku yeesheen maagaaladaasi, iyagoona mowqif adag ka qaatay shirweynaha...
Weriye Ahmed Abdi

DHAGEYSO: M/weyne ku-xigeenka Hirshabelle oo daahfuray dhismaha golaha deegaanka Buulo-Burde

Buulo-Burde (Halqaran.com) - Madaxweyne ku-xigeenka maamulka Hirshabelle Cali Guudlaawe ayaa magaalada Buulo Burde ee gobolka Hiiraan si rasmi ah uga daahfuray  dhismaha golaha degaankaasi. Tallaabaddan ayaa...
Weriye Ahmed Abdi

DHAGEYSO: Maxa Sabab u ah dib u dhacyada badan ee ku...

Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Waxaa magaaladda Dhuusomareeb ee caasimadda Galmudug ka socda qaban qaabadii ugu dambeysay ee shirka dib u heshiisiinta maamulkaasi, waxaana kawada qeybgalayaan...
Weriye Ahmed Abdi

UPDATE: Madaxweyne Farmaajo oo galabta dalka dib ugu soo noqday, kadib...

Muqdisho (Halqaran.com) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa galabta Dalka dib ugu soo laabtay ka dib markii uu...
Weriye Ahmed Abdi

WAR CULUS: Wasiir Beyle ”DF Somaliya Al-Shabaab uma Diidi Karto in...

Muqdisho (Halqaran.com) - DF Soomaaliya ayaa Sheegtay in aysan laheyn awood maleeshiyaadka Ururka Al-Shabaab ugu diidaan canshuuraha ay ka qaadaan Ganacsatadda iyo shacabka Soomaaliyeed. Wasiirka...
Weriye Ahmed Abdi

XOG: Maxaa ka ogtahay in Al-Shabaab ay waqti ugu dareen is-diiwaangelinta...

Muqdisho (Halqaran.com) – Ururka Al-Shabaab ayaa muddo kordhin u sameeyay ergooyinkii soo xulay Xildhibaanada Baarlamaanka Federalka Soomaaliya, kadib markii waqtigii Al-Shabaab ay u qabteen...