
Madaxweynaha Hirshabelle ‘Waare’ iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beledweyne +(SAWIRRO)
Beledweyne (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Dr Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Axadda maanta waxa ay gaareen magaalada Beledweyne ee Xarunta...

Faah-faahin iyo khasaarihii ka dhashay dagaal dhexmaray ciidanka booliska iyo Militariga Somaliya
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa warar dheeraad ah ka soo baxaya Khasaarihii ka dhashay dagaal Ciidamada Booliska iyo Militariga ku dhexmaray Degmada Wadajir ee Gobolkaan...

Kheyre oo amray wasaarada maaliyada fududeynta qarashaadka ka hor-tagga fatahaadda Beledweyne
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa Wasaaradda Maaliyadda faray fududeynta kharashaadka ku baxaya dadaallada looga hortagayo fatahaadda Beledweyne...

Booliska Galmudug oo beeniyay in xubno ka tirsan Al-Shabaab laga sii daayay Xabsiga Dhuusamareeb
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka booliska Galmudug Gashaanle Sare Cabdikariim Xuseen Macalin ayaa si cad u beeniyay hadalkii taliyaha Ciidanka Booliska Dhuusamareeb ee ku...
DEG DEG: Wafdi ka socda Qaramada Midoobay oo ku soo wajahan...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wafdi heer sare ah oo ka socda Qaramada Midoobay iyo Bankiga Adduunka ayaa la filayaa in dhawaan ay soo gaaraan magaalada...
Wararkii ugu dambeeyay Qarax khasaare geystay oo maanta ka dhacay Degmada...
Awdheegle (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya degmada Awdheegle oo ka tirsan Gobolka Shabeellaha hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in Maanta uu halkaasi ka dhacay...
DAAWO SAWIRRO: Wasiirrada Koonfur Galbeed oo ka hadlay soo dhaweynta RW...
Baydhabo (Halqaran.com) - Kulanka Khamiislaha ah ee golaha Wasiirrada Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa Maanta dhacay Caasimadda ku meel gaarka ah ee magaalada...
MAQAAL – Wada-hadal Somaliland lala galo waa waqti lumis !
Maamulka Somaliland waxaa laga soo wariyay inay diyaar u yihiin inay wada hadal la galaan dawladda Somaliya. ka dibna waxay soo qoreen shuruudo aan...
WAR CUSUB: Sidee ku timid in haweeney loo magacaabo ku-simaha agaasimaha...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka gaashaandhigga ee Xukuumadda Soomaaliya, Xassan Cali Maxamed Amardanbe ayaa Haweeney u magacaabay ku-simaha agaasimaha wasaaradda gaashaandhigga Soomaaliya.
Jihaan Cabdullaahi Xasan ayaa...
UPDATE: Urur goboleedka IGAD oo war cusub ka soo saaray doorashada...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ergeyga IGAD u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, Maxamed Cali Guyo ayaa ammaanay dadaallada dib-u-heshiisiinta iyo dowlad-dhisida ka socda Galmudug.
Wakiilka IGAD ayaa hoosta...









