
Madaxweynaha Hirshabelle ‘Waare’ iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beledweyne +(SAWIRRO)
Beledweyne (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Dr Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Axadda maanta waxa ay gaareen magaalada Beledweyne ee Xarunta...

Faah-faahin iyo khasaarihii ka dhashay dagaal dhexmaray ciidanka booliska iyo Militariga Somaliya
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa warar dheeraad ah ka soo baxaya Khasaarihii ka dhashay dagaal Ciidamada Booliska iyo Militariga ku dhexmaray Degmada Wadajir ee Gobolkaan...

Kheyre oo amray wasaarada maaliyada fududeynta qarashaadka ka hor-tagga fatahaadda Beledweyne
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa Wasaaradda Maaliyadda faray fududeynta kharashaadka ku baxaya dadaallada looga hortagayo fatahaadda Beledweyne...

Booliska Galmudug oo beeniyay in xubno ka tirsan Al-Shabaab laga sii daayay Xabsiga Dhuusamareeb
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka booliska Galmudug Gashaanle Sare Cabdikariim Xuseen Macalin ayaa si cad u beeniyay hadalkii taliyaha Ciidanka Booliska Dhuusamareeb ee ku...
Akhri: Maxay qaban doonaan guddiga KMG ee ka kooban 5-ta xubnood...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wareegto ka soo baxday Xafiiska Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Iyo Tacliinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Goodax Barre ayaa waxaa lagu magacaabay...
Kooxo hubeysan oo qof Shacab ah ku toogtay magaalada Guriceel ee...
Galgaduud (Halqaran.com) – Warar naga soo gaaraya magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya, in halkaasi uu ka dhacay dil loo gaystay nin shacab...
UPDATE: Faah-faahin ku saabsan Qaraxii maanta ka dhacay Muqdisho iyo Wararkii...
Muqdisho (Halqaran.com) - Qarax nooca gawaarida lagu dhajiyo ayaa wuxuu ka dhacay Magaalada Muqdisho gaar ahaan Degmada Xamar Jajab agagaarka Dakadda Muqdisho.
Gaari noociisa uu...
XOG XASAASI: Xildhibaannada Mucaaradka iyo Ahlu Sunna oo isku-baheystay qorshe halis...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya, in 24-kii saac ugu dambeeyay kulamo is-daba joog ah uga socday xildhibaannada mucaaradka ku...
WAR CUSUB: Maxaa ka jira in madaxda DF Somaliya ay Shuruudo...
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddi ka socday maamulka Jubbaland iyo Waxgaradka Gedo oo la kulmay Madaxda Hay’adda Nabadsugidda Soomaaliya iyo Wasiiro ka tirsan Dowladda Federaalka...
DHAGEYSO: Guddoomiye Baadiyow oo madaxda DF Somaliya dusha u saariyay tabashooyin...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Gudoomiyaha guddiga dib u heshiisiinta Galmudug, Cabdiraxmaan Baadiyow, ayaa madaxda dowladda federaalka ku eedeeyay tabashooyin ka yimid qaar kamid ah beelaha...









