Monday, April 20, 2026
29 C
Mogadishu

DHAGEYSO: Guddoomiye Baadiyow oo madaxda DF Somaliya dusha u saariyay tabashooyin ka yimid Beelaha Galmudug

Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Gudoomiyaha guddiga dib u heshiisiinta Galmudug, Cabdiraxmaan Baadiyow, ayaa madaxda dowladda federaalka ku eedeeyay tabashooyin ka yimid qaar kamid ah beelaha ku midoobay dhismaha maamulkaasi.

Cabashadda oo uu raali gelin ka bixiyey kana fogeeyay in guddigiisa uu mas’uul ka yahay ayaa waxa uu ku sheegay in qaabka loo qeybiyey hadal-jeedinta munaasabadii furitaanka shirkaasi xasaasiga ah.

Shirkaasi ayaa habeenimadii Khamiista waxa uu ka furmay magaaladda Dhuusamareeb, xarunta dowlad goboleedkaasi, waxaana ka qeybgalay mas’uuliyiin uu ra’iisul wasaare Khayre uu kamid yahay.

Shirkan oo maalmaha soo aadan sii socon doona ayaa waxaa la filayaa in gabagabadda laga soo saaro war-murtiyeed ay ku cad yihiin dhamaan qodobadii ay isla meel-dhigeen dhinacyadda mudadii ay kulan-sanaayeen.

Xafiiska Halqaran.com, Muqdisho
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...