
Madaxweynaha Hirshabelle ‘Waare’ iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beledweyne +(SAWIRRO)
Beledweyne (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Dr Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Axadda maanta waxa ay gaareen magaalada Beledweyne ee Xarunta...

Faah-faahin iyo khasaarihii ka dhashay dagaal dhexmaray ciidanka booliska iyo Militariga Somaliya
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa warar dheeraad ah ka soo baxaya Khasaarihii ka dhashay dagaal Ciidamada Booliska iyo Militariga ku dhexmaray Degmada Wadajir ee Gobolkaan...

Kheyre oo amray wasaarada maaliyada fududeynta qarashaadka ka hor-tagga fatahaadda Beledweyne
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa Wasaaradda Maaliyadda faray fududeynta kharashaadka ku baxaya dadaallada looga hortagayo fatahaadda Beledweyne...

Booliska Galmudug oo beeniyay in xubno ka tirsan Al-Shabaab laga sii daayay Xabsiga Dhuusamareeb
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka booliska Galmudug Gashaanle Sare Cabdikariim Xuseen Macalin ayaa si cad u beeniyay hadalkii taliyaha Ciidanka Booliska Dhuusamareeb ee ku...
DAAWO SAWIRRO: Sidee RW Kheyre loogu soo dhaweeyay magaalada Baydhabo? +(Ogow...
Baydhabo (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Xasan Cali Khayre ayaa maanta gaaray Magaalada Baydhabo ee Xarunta KMG ee Maamulka Koonfur...
DEG DEG: Madaxii Xabsiyada ee Ururka Al-Shabaab oo isku soo dhiibay...
Muqdisho (Halqaran.com) - Sarkaal sare oo ka tirsan maleeshiyaadka Ururka Al-Shabaab oo lagu magacaabo Cumar Heegan ayaa dhawaan isku soo dhiibay Dowladda Federalka Soomaaliya,...
WAR XASAASI: ”ITOOBIYA ma dhex-dhexaadineyso DF Soomaaliya iyo Jubbaland, Axmed Madoobe...
Muqdisho (Halqaran.com) – Mid ka mid ah xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya oo lagu magacaabo Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow, ayaa waxaa uu ka hadlay wararka sheegaya...
XOG CUSUB + AKHRI: Maxaa ka soo baxay Shirkii Hobyo ee...
Hobyo (Halqaran.com) - Shirkii Nabadda ee Magaalada Hobto oo ay ka qeyb galeen Beelaha kala duwan ee Habargidir ayaa khamiistii shalay si rasmi ah...
TOP NEWS: Xulka Qaranka Soomaaliya oo guul taariikhi ah ka gaaray...
SPORT (Halqaran.com) - Xulka kubadda cagta Qaranka Soomaaliya ayaa guul taariikhi ah ka gaaray heerka koowaad ee isreeb-reebka ciyaaraha koobka adduunka 2022.
Xulka Qaran Soomaaliya...
UPDATE: Maxaadan ogeyn oo ka socda Dhuusamareeb & Wararkii ugu dambeeyay...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Wararkii ugu dambeeyey ee hadda naga soo gaaraya magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulka Galmudug ayaa sheegayo inuu soo if baxay Khilaaf...









